Masuuliyiin ka Tirsan Wasaaradda Warfaafinta Somaliland ayaa Eedo Musuq-maasuq Loogu Xidhay Magaaladda Hargaysa ee Caasimadda Somaliland.

Masuuliyiintan Haya Xilalka ee Musuqmaasuqa Loo Xidhay ayaa kala ah Agaasimaha maamulka ee wasaaradda warfaafinta Xasan Maxamuud Muxumed iyo Agaasimahii hore ee wasaaradda warfaafinka Cismaan Xuseen Warsame .

Xadhiga Masuuliintan ayaa ka danbeysay baadhitaan musuqmaasuq oo maalmihi ugu Danbeeyay xafiiska hanti dhawrku ka waday dhowr hay’adood ay Wasaaradda warfaafintu ka mid tahay.

Jawaab noo reeb

fadlan halkan ku qor faalladaada
Fadlan halkan gali magacaaga