Taliyaha ciidamada booliska Somaliland oo hadda saxaafadda la hadlay ayaa ka warbixiyay xaaladda amni ee magaalada Hargeysa, xili ay taageerayaasha xisbiga WADDANI iskusoo baxeen banaanka xarunta xisbiga.

Taliyaha ayaa xisbiga WADDANI gaar ahaan gudoomiye Cirro ku eedeeyay in ay rasaas ka rideen afaafka xisbiga, rasaastaas oo uu sheegay in ay rideen ciidanka ilaalada xarunta.

WARKAN GOORDHOW KA DAAWO SAABTV.

Jawaab noo reeb

fadlan halkan ku qor faalladaada
Fadlan halkan gali magacaaga