Boqolaal ka mid ah shacabka dalka ven ayaa isasoo dhoobay wadooyinka magaalda caasimadda ah caracaw, xili uu hogaamiyah mucaaridka hjuan gu uu ku baqay dibadbaxyo ka dhan ah maamulka amdaxweyne nicholas maduru.

Juan gu oo taageero ka helaya dawlo ay ugu horeeyso dawlad amryknku ayaa caiidamda dalka ven ugu baaqay in ay isbarbartaagaan oloha uu wado ee ka dhanka ah amdaxweyne madurur.

Madaxweyne maduru ayaa sheegay in uu ka badbaaday wax uu ugu yeedhay iskuday afganbi oo uu wadao ninka kasoo hor jeeda ee hogaaminaya mucaarikda waa juan gudo e’.
Maduur ayaa intaa ku daray in uu jabiyay, uuna fashilmnay isku dayga afganboi, isagoo u mahdanqay ciidmada ven, oo uu sheegay in ay isbarbartaageen.

Illaa 100 qof ayaa ku dhaawacmay rabsahadahan cusub oo bilaabmay maalintii salaasada.

Madaxweyne maduru ayaa wjahaya caadaadis, ay dawladaha reer galbeedku iskudayayaan in ay xoog xukunka akaga xayuubiyaan, balse taageerada uu ka helayo dawladaha ruushka iyo shiinaha, iyo saraakiisha ugu saraysa miltariga dalkiisa ayaa ilawsiinaysa handaada dawladaha uu ugu horeeyo mryknku.

Labada nin waa madaxweynaha iyo hogaamiyha mucarikda e ayaa kala hananaya ciidamda qalabka sida.

Jawaab noo reeb

fadlan halkan ku qor faalladaada
Fadlan halkan gali magacaaga