Madaxweyne Farmaajo “Ujeedka ugu weyn ee argagixisadu waa in ay niyad jabiyaan shacabka Soomaaliyeed...

Madaxtooyada Soomaaliya ayaa qoraal kasoo saartay qaraxii maanta ka dhacay magaalada Muqdisho, qoraalka kasoo baxay Villa Somalia, ayaa u dhignaa sida tan: ''Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka...

Turkiga oo la wareegaya ammaanka madaarka Kabul ee Afkaanistaan

Madaxweynayaasha wadamada Turkiga iyo Maraykanka ayaa is arkay arkii ugu horaysay tan iyo intii madaxweynaha dalka Maraykanka Joe Biden uu xafiiska yimi dabayaaqada bishii...

Madaxwaynaha Kiiniya oo sheegay in lasoo qaban doono dad ka baxsaday xarun lagu karantiilay.

Madaxwaynaha dalka Kiiniya Uhuru Kenyatta ayaa sheegay inaanu diyaar u ahayn inuu xannibo guud ahaan dalka, xilli xitaa dadka Kiiniyaanka ahi aanay si dhab...

Dab khasaare ka gaystay oo ka kacay kaymaha Australia

Illaa 3 qof ayaa ku dhintay halka kumanaan kalana ay ku dhaawacmeen dab xoog badna oo ka kacay kaymo ku yaala waddanka Australia. Dabkan...

Wadamada G20 oo cimilada go’aano kasoo saaray

Wadamada ugu dhaqaalaha buuran dunidu waxay gaadheen go’aamo ay wax kaga qabanayaan is bedelka cimilada dunida. Labaatanka waddan ee dhaqaalaha dunida gacanta ku haya loona...

Waddamo Carbeed Oo Kaalmo Lacageed U Fidiyay Boqortooyada Urdun

Magaalada Barakeysan Ee Makkah Ayaa Lagusooo Gabgabeeyay Shir Lagu Taageerayay Dhaqaale Xumida Lasoo Gudbonaatay Boqortooyada Urdun Iyadda Oo Ka Qeyb Galayaashi Shirkaasi Ugu Deeqeen...

Qarax ka dhacay magaalada Liverpool ee waddanka Ingiriiska

Qarax khasaare kala duwan sababay ayaa ka dhacay magaalada Liverpool ee dhacda badhtamaha aglbeed ee dalka Ingiriiska. Gaadhi walxaha qarxa ay saarnaayeen ayaa ku qarxay...

Booliska London oo ganaaxay Boris Johnson

Booliska magaalada wayn ee London ayaa ganaaxay raysalwasaaraha Ingiriiska oo sharci-jebin sameeyay. Boris Johnson ayaa xaflad dhigtay iyadoo lagu jiro xaalad bandoo ah gudaha Ingiriiska. Booliska...

Baarlamanka Soomaaliya oo mooshin ka keenaya ciidanka Kenya

Baarlamanka dawladda Federaalka Soomaaliya ayaa la filayaa in kulankooda ugu horeeya ay ka doodaan mooshin ka dhan ah ciidanka Kenya ee ku sugan gudaha...

Horyaalka Ingiriiska oo khasaaray $1 billion sanadkan

Horyaalka kubadda cagta ee dalka Ingiriiska ayaa u muuqda mid khasaaraya adduun lacageed oo dhan $1 billion, sida uu sheegay maxadka arimaha dhaqaalaha ee...

Trump oo Baadariyiinta duco ka codsaday

Madaxweynaha dalka Maraykanka ayaa baadariyiinta iyo hogaamiyayaasha diinta Kiristanka iskugu keenay kulan gaar ah oo ka dhacay Aqalka Cad. Donald Trump wuxuu ka codsaday in...

Mohamed Salah oo seegi doona kulamada xulkiisa

Laacibka reer Masar, Mohamed Salah, ayaa seegi doona kulamada uu dalkiisu la dheeli doono wadamada Kenya iyo Comoros. Kulamadan ayaa ka tirsan is-reeb-reebka koobka...

Madaxwaynaha Tansaaniya ayaa la il-daran xanuunka Covid-19, waxaana la dhigay cisbitaal ku yaalla Kiiniya,...

Madaxwaynaha Tansaaniya ayaa yaalla cisbitaal ku yaalla magaalada Nayroobi, madaxwaynuhu wuxuu la il-daran yahay xanuunka Covid-19, xaaladdiisu waa mid liidata haddeer. Da'diisu waa 61 jir,...

4 qof ayaa geeryooday dalka Pakistan, kadib isku dhac dhex maray ciidamada ammaanka iyo...

Ugu yaraan afar qof ayaa geeryooday halka ay dhaawacmeen 28 kale, kadib isku dhac dhex maray ciidamada ammaanka Pakistan iyo dibad-baxayaal cadhaysan magaalada dhacda...

Soomaaliya iyo Qaramadda Midoobay oo Heshiis Kala Saxiiday.

Dawladda Soomaaliya iyo Qaramada Midoobay ayaa Heshiis ka Kooban Dhowr Qodob Ku Kala Saxiixday Magaaladda Muqdisho ee Caasimadda Soomaaliya. Qaramadda Midoobay waxaa Heshiiskan u Matalayey...

Faransiiska oo u ololayanaya cuno-qabatayn Turkiga la saaro

Faransiiska ayaa wada olole xoogan oo cuno qabatayn lagu saarayo dalka uu xafiiltanku ka dhexeeyo ee Turkiga. Midawga reer Yurub ayay xukuumadda Paris ku cadaadinaysaa...

DPWORLD oo jab kala kulantay ka bixidii Jabuuti

Shirkadda wayn ee DPWORLD ee laga leeyahay magaalada Dubai ee waddanka Imaaraadka Carabta ayaa sheegtay in ay jab laxaad leh akla kulantay go'aankii ay...

Madaxweyne Biixi oo war cusub kasoo saaray Caarre

Madaxweynaha Somaliland ayaa maanta qasriga madaxtooyada Somaliland kula kulmay madax-dhaqameedkii dhexdhexaadinayay xukuumadda iyo jabhadda Caarre, ee ku sugan gobolka Sanaag. Madax-dhaqameedka ayaa soo jeediyay in...

Raysalwaasaaraha cusub ee Soomaaliya oo xilka la wareegaya

Raysalwasaaraha cusub ee dhawaan ay yeelatay Soomaaliya ayaa la filayaa in maanta uu la wareego xilka, isagoo kala wareegaya ku-simaha raysalwasaaraha Mahdi Guuleed oo...

Suudan iyo Itoobiya oo gudi u Saaray Fulinta Heshiisyadii ay Wadda Galeen.

Ra'iisal Wasaare Ku Xigeeenka Dawladda Federaalka Itoobiya, Demeke Mekonnen, oo Booqasho Rasmi ah Ku Jooga Dalka Sudan ayaa Magaalada Caasimada ah ee Khartuum Kula...