Booliska magaalada wayn ee London ayaa ganaaxay raysalwasaaraha Ingiriiska oo sharci-jebin sameeyay.

Boris Johnson ayaa xaflad dhigtay iyadoo lagu jiro xaalad bandoo ah gudaha Ingiriiska.

Booliska ayaa ganaaxyo ay lacag ka mid tahay dul dhigay raysalwasaaraha.

Johnson ayaa aqbalay ganaaxa booliska isagoo raali gelin buuxda ka bixiyay khaladka uu sameeyay.

Jawaab noo reeb

fadlan halkan ku qor faalladaada
Fadlan halkan gali magacaaga