Madaxweynaha Somaliland ayaa maanta qasriga madaxtooyada Somaliland kula kulmay madax-dhaqameedkii dhexdhexaadinayay xukuumadda iyo jabhadda Caarre, ee ku sugan gobolka Sanaag.

Madax-dhaqameedka ayaa soo jeediyay in xukuumaddu ay cafis u fidiso jabhadda Caarre, si loosoo afjaro xiisadda taagan.

Ilo ku dhaw dhaw madaxtooyada ayaa sheegaya in madaxwyene Biixi uu soo jeediyay in Korneyl Caarre dalka dibadiisa ubaxo, isla markaana uu soo dalbado cafis. Intaa wixii ka danbeeyana uu yimaado miiska saraakiisha, si arintiisa looga wada hadlo.

WARKAN OO DHAMMAYSTIRAN KALA SOCO BOGAGA AANU KU LEENAHAY BARAHA BULSHADA.

Jawaab noo reeb

fadlan halkan ku qor faalladaada
Fadlan halkan gali magacaaga