Askarigi ugu danbeeyay ee Maraykan ah oo ka baxay ciidda Afkaanistaan

Jeneraal Chris Donahue ayaa noqday askarigii ugu danbeeyay ee Maraykan ah ee ka baxa gudaha dalka Afkaanistaan, kadib labaatan sanno oo ay ka wadeen...

Somaliland oo sheegtay inay heshay mishiinkii Coronavirus lagu baadhi lahaa iyadoo joojisay mashaariicdii Horumarinta

Wasiirka warfaafinta Somaliland mudane Saleebaan Cali Koore, ayaa waxaa uu sheegay in xukuumadda Somaliland ay heshay mishiinkii lagu baadhi lahaa cudurka Coronavirus, wasiir Koore...

Lix kursi oo Golaha Shacabka ah oo Muqdisho lagu dooranayo

Magaalada Muqdisho waxa maanta lagu qabanayaa doorashada lxi ka mid ah kuraasta Golaha Shacabka ee Baarlamanka Soomaaliya. Kuraasta maanta la dooranayo ayaa kala ah: 1:Hope#270 2:Hope#271 3:Hope#269 4:Hope#268 5:Hope#267 6:Hope#236 Xildhibaanada hore...

Hirshabeele oo shaaciyay doorashada 11 kursi

Gudida Doorashada Maamulka Hirshabeele ayaa shaaciyay qabashada 11 kursi oo ka mid ah kuraasta Golaha Shacabka oo doorashadoodu taalo  magaalada Beledweyne. Kuraastan waxa ku jira...

Addis Ababa: Ethiopia oo Albaabada u Furtay Jeelkii Dadka Lagu Ciqaabi Jiray

Dawladda Ethiopia ayaa taariikhda Markii ugu horeysay Albaabadda u furtay jeelka weyn ee caanka ah ee lagu magacaabo Maekelawi. Jeelkan oo ku yaala Magaaladda Addis...

Sucuudiga oo raba in uu Qadar la heshiiyo

Sucuudigu wuxuu rejjo wanaagsan ka muujinayaa xal laga gaadho khilaafka afar sanno jirsanaya ee u dhaxeeya qaar ka mid ah wadamada Khaliijka Carabta. Wasiirka arimaha...

Wararkii ugu danbeeyay ee dagaalka Yukrayn iyo Ruushka

Digniinaha la siinayo shacabka Yukrayn ayaa sii kordhaya iyadoo ciidamada Ruushku ay saacad walba isku fidinayaan magaalooyin dalka Yukrayn. Ruushku wuxuu digniintii ugu danbaysay siiyay...

Ilhan Cumar oo rabta in mar sadexaad loo doorto Koongareeska Maraykanka

Xildhibaanada Ilhan Cumar ee ka tirsan Koongareeska Maraykanka ayaa markii ugu horaysay shaaca ka qaaday in ay mar kale rabto in loo doorto kursiga...

Taliyaha Booliska Soomaaliya oo ka hadlay dilal xalay dhacay isagoo xilkii ka qaaday taliyihii...

Taliyaha ciidanka Booliska Soomaaliya Gen. Cabdi Xasan Maxamed Xajaar oo  goordhaw shir jaraa'id ku qabtay Muqdisho, ayaa sheegay in bandowgii lagu celiyay 8:00 fiidnimo...

Xaalufinta kaymaha Amazon oo meel halis ah maraya

Kaymaha Amazon waxay la kulmayaan xaalufintii ugu darnayd muddo ka badan 15 sanno, sida lagu ogaaday daraasad cusub oo laga sameeyay arintan. Amazon waa kaymaha...

Madaxwayne Biixi oo Masuuliyiin Cusub Xilal u Magacaabay.

Madaxweynaha Somaliland, Muuse Biixi Cabdi ayaa wareegto soo Saaray Xilka qaadis iyo Magacaabid ku sameeyey xubno ka mida xukuumdiisa. Madaxwayne Muuse Biixi Cabdi Waxa uu...

Nin u Dhashay Nigeria oo baalka qabsaday diyaarad ka duuleysay magaalada Laygoos.

Nin ayaa fuulay baalka diyaarad isu diyaarinaysay in ay ka duusho garoonka ugu mashquulka badan Nigeria sida ay sheegtay dawladda wadankaasi. Muuqaal uu duubay qof...

Baro magaalada ay ku noolyihiin bilyaneerada ugu tirada badani

Beijing, magaalo ay ku noolyihiin dad dhaw 22 milyan qof, waa caasimadda dalweynaha Shiinaha ee bariga qaaradda Asia. Magaaladani waxay noqotay hoyga hantiilayaasha ugu maalka...

Kuuriyada Waqooyi oo sanado kadib nukliyeer tijaabinaysa

Kim Jong Un, hogaamiyaha Kuuriyada Waqooyi, wuxuu ku amray ciidamada dalkiisa in ay kordhiyaan awoodda difaaca ee dalkaas korna loo qaado awoodda weerarada. Waa xili...

Saraakiisha ugu Saraysa Milateriga Dalka Sudan oo Xilkii iska Casilay.

Qaar ka mid ah saraakiisha miltariga ee dalka sudan ayaa iscasilay, kadib dibadbaxayda aan kala go’lahayn ee dalkan ku yaala waqooyi bari qaarada afrika...

Prof. Cali Khaliif Gallaydh, maalintii uu geeryooday illaa maanta oo Muqdisho lagu aasay, jagooyinkii...

Waxay ahayd 8-dii bishan Ocotober, markii uu magaalada Jigjiga uu ku geeryooday, Allah ha u naxariistee siyaasi Cali Khaliif Gallaydh oo ahaa siyaasi caan...

KIIINIYAANKA INTERNETKA ISTICMAALA OONAY XOGTOODU ILAASHANAYN

Dadka Kiiniyaanka ah ayaan danaynin ilaalinta xogtooda gaarka ah marka ay isticmaalayaan internetka, sida lagu sheegay xog-ururino badan oo la sameeyay qaybna ka ahayd...

Mucaaradka Sudan oo Diiday Qorshe Ku-Meel-Gaadh ah oo ay Milaterigu Qaateen.

Milatariga talada haya ee dalka sudan ayaa dhamaan qaadacay heshiisyadii uu la galay isbahaysiga mucaaridka. isagoo si degdeg ah u go'aansaday doorasho xiligeeda lagasoo...

Markabkii ugu horreeyay shan markab ay Iiraan leedahay ayaa ku xidhay xeebaha Venezuela.

Markabka Fortune layidhaa oo kamid ah kuwa xambaara Shidaalka, ayaa gaadhay bartii uu usocday oo ah dekedda El Palito oo dhacda xeebaha waqooyi dalka...

Shirka murashaxiinta madaxweynaha oo maanta xidhmaya

Maanta waxa magaalada Muqdisho ee caasimadda Soomaliya lagusoo gabagabaynayaa shir wada tashi ahaa oo u dhaxeeyay murashaxiinta u taagan jagada madaxweynaha ee dalka Soomaaliya. Murashaxiinta...