Taliyaha ciidanka Booliska Soomaaliya Gen. Cabdi Xasan Maxamed Xajaar oo  goordhaw shir jaraa’id ku qabtay Muqdisho, ayaa sheegay in bandowgii lagu celiyay 8:00 fiidnimo iyadoo la tixgalinayo cabashada dadweynaha.

Waxa kale uu taliye Gen: Xijaar  uu sheegay in askarigii dilka geystay la xiray, taliyihii saldhigga degmada Boondheere Najiib Carabna  xilkii laga qaaday

Taliye Xajaar ayaa shaaciyay in aanu bandowgu saameyn doonin dadka kali kali ama labo labo u socda habeenkii.

Hadalka taliyaha oo uu Saab TV kasoo xigtay wakaaladda wararka ee Sonna ayaa yimi kadib markii magaalada Muqdisho uu ka dhacay mudaharaadyo xoog lihi

Jawaab noo reeb

fadlan halkan ku qor faalladaada
Fadlan halkan gali magacaaga