Gudida Doorashada Maamulka Hirshabeele ayaa shaaciyay qabashada 11 kursi oo ka mid ah kuraasta Golaha Shacabka oo doorashadoodu taalo  magaalada Beledweyne.

Kuraastan waxa ku jira kuwa ugu adag ee yaala Hirshabeele oo kala ah HOP 004, HOP 066, HOP 063, HOP 058, HOP 010, waxaana ku tartamaya siyaasiyiin aragti ahaan kala fog isla markaana ay is hayaan madaxda maamulka Hirshabeele.

Jawaab noo reeb

fadlan halkan ku qor faalladaada
Fadlan halkan gali magacaaga