Saamaynta Cunaqabataynta Maraykanka ee uu Iiraan saarayaa wax saamayn ah maku leedahay dalkaas?

Maalintii ugu dambaysay sannadkii 2019-ka, madaxwaynaha dalka Iiran Xasan Rooxaani, ayaa sheegay in wareegyo is xigxiga oo cunaqabatayn ah taasoo uu Maraykanku saaray Iiran,...

Somaliland oo si adag uga hadashay hadalkii Cabdiraxmaan Guulwade

Dawladda Somaliland ayaa markii ugu horeysay ka hadashay hadalkii kasoo yeedhay Jeneraal Cabdiraxmaan Guulwade, oo ka mid ahaa guddi uu madaxweynaha Soomaaliya u magacaabay...

Maxay Kiiniyaanku ku xasuustaan Moi?

Daniel arap Moi oo ahaa madaxweynihii labaad ee ay Kenya yeelato ayaa saaka aroortii hore ku geeriyooday dhakhtar ku yaala magaalada caasimadda ah ee...

Gabadh ninkeeda keli hore ugu saartay oo markii ay ogaatay inuu gabadh kale qabo...

Maviş Erdoğan iyo ninka ay tahay xaaskiisa ee Axmed Erdogan, labadadooduba waxay u dhasheen dalka Turkiga, waxaanay aqal-galeen sannadkii 2006-dii, wax ahayd waxyar uun...

Maxaa ka jira in Duur iyo Buubaa laga saarayo WADDANI?

Ilo xog-ogaal ah ayaa warbaahinta SAAB u xaqiijiyay in gudida fulinta ee xisbiga WADDANI ay shireen galinka hore ee maanta oo Axad ah, iyagoo...

Sucuudiga oo muwaadiniintiisa ka joojiyay cumrada, waa maxay sababtu?

Dawladda Sucuudi Carabiya ayaa si kumeel gaadh ah u mamnuucday cumradii ay shacabku Sucuudigu kusoo cumraysan lahaayeen masaajidka Xamarka, si loo xakameeyo faafidda cudurka...

Jilaaga Tom Hanks ee caanka ku ah samaynta Filimada iyo xaaskiisa oo laga helay...

Tom Hanks, oo ah nin jila Filimada oo Maraykan ah, kaasoo caan ku ah jilniinka, ayaa waxaa uu bartiisa Twitter ku sheegay in isaga...

Soomaaliya oo heshay deeq ka timi Jack Ma

Soomaaliya ayaa heshay deeq qalabka lagaga hortago caabuqa Coronavirus ah oo ka timi ninka bilyaneerka ah ee iska leh shirkadda Alibaba, Jack Ma. Raysalwasaaraha Soomaaliya,...

Somaliland oo sheegtay in laba qof oo looga shakiyay Covid-19 la sugayo natiijada shaybaadhkoodii.

Fadhigii 57aad ee golaha wasiirrada Somaliland, kaas oo uu shir-guddoominayey Madaxweynaha Somaliland, Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta qabsoomay iyada oo ay wasiirradu ku sugan...

Booliska Somaliland oo jaad tiro badan gubay

Ciidamada booliska Somaliland ayaa soo qabtay shixnado qaad ah oo si aan sharci ahayn loosoo galiyay gudaha waddanka, xili ay mamnuucday xukuumadda madaxweyne Biixi. Xarunta...

Soomaaliya: 79 Qof oo cusub ayaa laga helay Coronavirus iyadoo dhimashaduna ay korodhay.

Warsaxaafadeed kasoo baxay wasaaradda caafimaadka Soomaaliya ayaa lagu yidhi: ''Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka Dr. Fawziya Abiikar Nuur, ayaa maanta bulshada gaarsiisay sidii caadada ahayd xaaladaha cusub...

Madaxweyne Farmaajo oo kulan dhinaca internetka ah la yeeshay dakhaatiirta la tacaaleysa covid-19

Qoraal kasoo baxay madaxtooyada Soomaaliya ayaa lagaga warbixiyay kulan uu madaxwayne Farmaajo la yeeshay dhakhaatiirta iyo bahda caafimaadka Soomaaliya. Qoraalka madaxtooyada Soomaaliya ayaa lagu yidhi: ''Madaxweynaha...

Itoobiya oo nin lagu toogtay kadib moobilkiisa oo lasoo wacay

Askari Itoobiyaan ah ayaa toogasho ku dilay nin uu moobilkiisa gacantu soo dhacay ama lasoo wacay xili kulan dadweyne uu jiray, hay'adda Amnesty International...

Dibad-baxyo ayaa ka socda dalka Lebnaan kuwaasi oo lagaga cabanayo xaaladda dhaqaale ee dalkaasi...

Isku dhac ayaa dhex maray mudaharaadeyaal cadhaysan iyo xoogagga ammaanka dalka Lebnaan, wararka ka imanaya dalkaasi, ayaa sheegaya in dadka dibad-baxa dhigayay ay ka...

Waa kuma wakiilka cusub ee ay Taiwan usoo magacowday Somaliland?

Wasaaradda arrimaha dibadda Taiwan, ayaa xaqiijisay maanta oo Jimce ah in Lou Chen-hwa, imikana ah lataliye ka ah xafiiska dhaqaalaha iyo dhaqanka ee Taipei...

FBI-da oo baadhaysa jabsashadii akoonada Twitterka

Hay’adda sirdoonka gudaha ee dalka Maraykanka loona yaqaano FBI-da ayaa ku biirtay baadhitaano lagu ogaanayo sida ay u dhacday akoonada dad madax iyo maal...

TikTok oo Maraykanka laga mamnuucayo

Madaxweynaha dalka Maraykanka ayaa maanta oo Sabti ah la filayaa in uu saxeexo qaraar mamnuucaya isticmaalka TikTok oo ah aalad(application) lagu isticmaalo khadka internetka,...

Mahdi Guuleed “Anigu runtii sharci yaqaan ahaan iyo qof ahaan ra’yiyan ma fahmi karo...

Sii hayaha jagada raysal-wasaaraha Soomaaliya Mahdi Maxamed Guuleed ''Khadar'', ayaa maanta u hambalyeeyay saxaafadda Soomaaliya, kadib markii uu madaxwayne Farmaajo saxeexay xeerka saxaafadda oo...

Shaqaalaha dawladda Soomaaliya oo baadhitaan lagu samaynayo

Dawladda Federaalka ee Soomaaliya ayaa bilaabaysa baadhitaano lagu samaynayo shaqaalaha dawladda, sida lagu sheegay war kasoo baxay wasaaradda Shaqada ee Soomaaliya. Wasaaradda Shaqada Soomaaliya ayaa...

Kim Jong-Un oo Covid-19 ka cadhooday

Hogaamiyaha Kuuriyada Waqooyi waxa uu si wayn uga cadhoday saamaynta xanuunka Covid-19 uu ku yeeshay dalkiisa oo dhaqaale ahaan aad u liiciyay. Wuxuu xidhay...