Madaxweynaha dalka Maraykanka ayaa maanta oo Sabti ah la filayaa in uu saxeexo qaraar mamnuucaya isticmaalka TikTok oo ah aalad(application) lagu isticmaalo khadka internetka, kaas oo laha leeyahay dalka Shiinaha.

Saraakiisha Maraykanka ayaa aaminsan in TikTok loo adeegsan karo in lagu ururiyo macluumaadka dadka Maraykanka, sidaa awgeedna ay tahay in dalka laga joojyo.

Hore ayay wadamo badani u joojiyeen isticmaalka TikTok ee dadkooda, sida Hindiya oo ahayd suuq wayn oo shirkaddu ay lahayd.

Shirkadda TikTok ayaa laga leeyahay dalka Shiinaha, waxayna marar badan iska fogaysay eedaymaha loo jeedinayo.

Jawaab noo reeb

fadlan halkan ku qor faalladaada
Fadlan halkan gali magacaaga