Soomaaliya ayaa heshay deeq qalabka lagaga hortago caabuqa Coronavirus ah oo ka timi ninka bilyaneerka ah ee iska leh shirkadda Alibaba, Jack Ma.

Raysalwasaaraha Soomaaliya, Xasan Cali Khayre, ayaa fariin uu soo dhigay barta uu ku leeyahay Twitterka uga mahadceliayay Jack Ma kaalmada uu soo gaadhsiiyay Soomaaliya.

Jack Ma ayaa wadamada qaaradda Afrika ugu deeqay kaalmooyin ah qalabka lagag hortago caabuqa Coronavirus, taas oo uu ugu talo galay in wadamada aan dhaqaalahoodu buurnayni ay kula tacaalaan khatarta xanuunka.

Jawaab noo reeb

fadlan halkan ku qor faalladaada
Fadlan halkan gali magacaaga