BOQORADA INGIRIISKA OO SHAQADA KA FADHIISISAY BAARLAMANKA DALKEEDA

Boqoradda Britain, Queen Elizabeth ayaa aqbashay qorshaha Ra’iisul Wasaaraha Britain, Boris Johnson uu ku codsay in lagu kala diro baarlamaanka. War qoraal ah oo kasoo...

DAWLADDA YEMEN OO LA WAREEGTAY MAGAALADA CADDAN

Ciidamada dawladda ay aduunyadu aqoonsantahay ee dalka Yemen ayaa dib u qabsaday magaalada Cadan ee ku taala xeebaha koonfureed ee dalka oo ay horaantii...

UGANDA AIRLINES OO MUQDISHO KA DAGTAY 28-SANNO KA DIB

Diyaaraddii u horreeysay ee shirkadda duulimaadyada Uganda Airlines ayaa goor dhawayd soo caga-dhigatay garoonka diyaaradaha caalamiga ah ee Aadan Cadde.  Duulimaadkan ayaa billow u ah...

3 Qof oo Ku Dhintay Weeraro Ka Dhacay Qaza

Magaalada qaza ayay ka jirtaa xaalad feejignaan ahi kadib markii weerar is qarxin ahaa lagu dilay saddex ka mid ah booliska Falastiin. Ciidamada la laayay...

Dawladda Soomaaliya Oo Benisay Warkii Ahlu Sunna Waljamaaca

Wasiirka Arrimaha Gudaha dowladda federaalka Soomaaliya Cabdi Maxamed Sabriye ayaa isaga oo ku sugan degmada Dhuusa-Mareeb waxba kama jiraan ku timaamay hadalkii ka soo...

Shirkii Madaxda Qarada Africa iyo Dawlka Japan oo goor-dhaweyd Magalada Yokohama ka furmay

Waxa saaka ka furmay Magaalada Yokohama ee dalka Japan shirkii Wadanka Japan iyo Madaxda Qarada Afrika u dhaxeeyey, shirkan oo lagu magacaabo shirka caalamiga...

Nin Ku Kaftamay Is-Qarxin Kadibna Xabsiga Loo Taxaabay

Si kaftan ah ayuu qof soo eegay ugu yidhi “maxaad la naxday, ma waxaad u malaysay in boorsadayda uu qarax ku jiro”. Ninkan oo ku...

Xisbiga Ucid oo Shirkiisa Gollaha Dhaxe Maanta Ku Qabsanaya Magaaladda Burco.

Hotelka Maansoor ee Magalada Burco Waxa la filayaa inuu goor dhow ka Bilaamo Shirka Golaha Dhex Xisbiga Mucaaridka ah ee ucid. Shirkan ayaa Waxaa Ka...

Dhimasho iyo Dhaawac Ma Dhashay Roobab Caawa Ka Da’ay Hargaysa.

Allaah haw u naxariistee 3 qof ayaa dhimatay, 8 kalena waxa soo gaadhay dhaawacyo ka dib markii caawa fiidkii uu roob laxaad lihi ka...

Heshiiskii Dawladda Federaalka iyo Maamulka Ahlu-Sunna oo Fashilmay.

Ururka Ahlu-Sunna Waljamaac ayaa Soo Saaray War-Saxafadeed ay Ku Cadaynayaan in uu Jabay Heshiiskii ay Wadda Galeen iyaga iyo Madaxda Dawladda federaalka Soomaaliya. Ahlu-Sunna ayaa...

Madaxwayne Xaaska uu qabo ugu faanay madaxwayne kale.

Kaymaha Amazon oo kuyaal dalka Brazil oo gubanaya, ayuu madaxwaynaha Faransiisku Emanuel Macron, ka hadlay, isagoo sheegay inay tahay wax-ka-qabashadeedu wax dunida oo dhan...

Burco: Furitaanka Machadka Tababarka Shaqaalaha Dawladda

Wasiiro Ka Tirsan Xukuumadda Somaliland iyo Gudoomiyaha Hay’adda Shaqaalaha Dawlada ayaa Magaaladda Burco Kaga Qayb Galay MJunaasibad Xadhiga Lagaga Jarayey Xafiiska Cusub ee Hay’adda...

Farmaajo Oo Japan Tegay iyo sababta booqashadiisa

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa u amba-baxay dalka Japan oo uu ka furmayo Shir Madaxeedka 7aad ee...

Dawlada Soomaaliya oo Markale Dhuusa–Mareeb Geysay Ciidamo iyo gadiidka aanay Xabadu Karin.

Saddex diyaradood oo sidey ciidamo iyo gadiidka anaay xabadu Karin ayaa maanta ka soo degey garoonka diyaradaha ee magalada dhuso-mareeb ee xarunta maamul goboledka Galmudug. Ciidamadan...

Trump Oo Soo Jeediyay In Duufaanta Lagu Rido Nukliyeer

Madaxweynaha Maraykanka ayaa soo jeediyay in duufaanta kusoo foolka leh gobolo ka tirsan Maraykanka lagu rido hubka nukliyeerka si looga hor tago. Donald Trump oo...

Kenya oo Dhoofisay Saliid Markii ugu Horraysay

Madaxwayanaha dalka Kiiniya, Uhuru Kenyatta, ayaa 26 bishan si rasmi ah u daahfuray kulan lagu qabtay magaalada dekedda ah ee Mombasa, kulankaas ayaa daaranaa...

Bariga Dhexe Oo Xiisad Cusubi Ka Bilaabantay

Xukuumadda Yuhuudda, ayaa weerarro kala duwan ka gaysatay gudaha dalalka Suuriya, Labnaan iyo Ciraaq, Israa’iil ayaa sheegtay inay weerarro ay kagaystay gudaha dalka Suuriya ku...

Xukuumadda Somaliland oo shaqadii ka caydhisey 42 Xubnood oo ka tirsan Hay’adda Duulimaadyada ee...

Xukuumadda Somaliland gaar ahaan masuuliyiinta Hay’adda Duulista Hawada iyo Madaarrada Somaliland, ayaa shaqada ka joojiyay Shaqaalihii Hay’adda duulimaadyada Adduunka ee ICAO kuwaas oo shaqaale...

Warsaxafeed ka soo baxay kulankii Dhexmaray Madaxda Xisbiyada iyo Madaxweynaha Somaliland

WAR-SAXAAFADEED: 26/08/2019 Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi waxa uu maanta xafiiskiisa kulan kula qaatay madaxda axsaabta qaranka kulankaas oo lagaga wada hadlay sii...

Kulan Ayaa Madaxtooyada Somaliland Ku Dhex maraya Madaxda Xisbiyada iyo Xukuumadda

Sida ay sheegayaan warar naga soo gaadhay madaxtooyada Somaliland, kulan ayaa saaka ku dhex maray xarunta qasriga madaxtooyada Somaliland, xisbiyada mucaaradka iyo xukuumadda. Inksta oonay...