Ururka Ahlu-Sunna Waljamaac ayaa Soo Saaray War-Saxafadeed ay Ku Cadaynayaan in uu Jabay Heshiiskii ay Wadda Galeen iyaga iyo Madaxda Dawladda federaalka Soomaaliya.

Ahlu-Sunna ayaa ku Cadeeyay War-Saxadeedka inay Dawladda Federaalka Soomaaliya Masuul Ka Tahay burburka ku yimid heshiiskii labada dhinac, kadib markii ay ciidamo kusoo daabushay magaaladda Dhuusa-Mareeb.

Ahlu-Sunna ayaa ugu baaqday ciidamadeeda iyo shacabka Galmudug inay u diyaar garoobaan inay difaacdaan naftooda, maalkooda iyo nabaddooda.

Jawaab noo reeb

fadlan halkan ku qor faalladaada
Fadlan halkan gali magacaaga