Diyaaraddii u horreeysay ee shirkadda duulimaadyada Uganda Airlines ayaa goor dhawayd soo caga-dhigatay garoonka diyaaradaha caalamiga ah ee Aadan Cadde.

 Duulimaadkan ayaa billow u ah duulimaadyo toos ah oo isku xiraya Muqdisho iyo Kampala.

 Xaflad lagu daahfuray duulimaadyada ayaa lagu qabtay garoonka diyaarada Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho. 

Uganda Airlines ayaa dib u habeyn ballaaran lagu sameeyay, muddo 18 sanno kaddib, iyada oo shirkadda ay billowday duulimaadyo ay ku tageyso dalalka gobolka.

Jawaab noo reeb

fadlan halkan ku qor faalladaada
Fadlan halkan gali magacaaga