Xiisado Ka Jira Deegaannada Ceerigaabo, Ceel-Afweyn Iyo Togdheer

Mudaharaad Balaadhan Oo Xidhay Inta Badan Wadooyinka Magaalooyinka Ceerigaabo Iyo Burco Ayaa Wali Soconaya, Kaas Oo Ka Danbeeyey Kadib Markii Sarkaal Ciidanka Somaliland Ka...

Masuuliyiin Ku Dhintay Diyaarad Ciidan Kusoo Dhacday Dalka Suudan

Diyaarad nooca helikabtarta ah ayaa ku burburtay bariga dalka sudan, halkaas oo uu ku dhintay badhasaabkii gobolka ay kusoo dhacday, iyo afar  masuul oo...

Tallaalka Covid-19 oo Soomaaliya la keenayo

Soomaaliya waxa la keenayaa tallaalka caabuqa Covid-19 oo muddooyinkii ugu danbeeyay ay wadamadu qadanayeen kadib markii la xaqiijiyay wax-tarkiisa. Bishan aynu ku jirno ayaa lasoo...

Taariikh Nolaleedka Wakiilka cusub ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya

Wakiilka cusub ee Xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan arrimaha Soomaliya, Nicholas Haysom, ayaa maanta si rasmi ah ula wareegaya shaqadiisa. Haysom oo u...

Gaadhi Lagu Weeraray Maqaaxi Ku Taala Dalka Jarmalka

Saddex Qof Ayaa Ku Dhintay 20 Kalane Way ku Dhaawacmeen Kaddib Markii Gaadhi Xawli Ku Socda Jiidhsiiyay Magaalada Muenster Ee Galbeedka Dalka Jarmalka Dad...

Madaxwayne Biixi Oo U Mahadceliyay guddida doorashooyinka, isagoo ka hadlay doorashada guddoonka golaha wakiillada...

Kulankan uu madaxwayne Biixi la yeeshay guddida doorashada Somaliland, ayaa lagu baahiyay baraha bulshada ee madaxtooyada Somaliland, iyadoo lagu yidhi sida tan: ''Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland,...

Doorashada kuraas ka mid ah Golaha Shacabka oo Dhuusamareeb ka dhacaysa

Doorashada kuraas ka mid ah kuwa Golaha Shacabka ayaa maanta ka dhacaysa magaalada Dhuusamareeb ee maamulka Galmudug, halkaa soo ay ka bilaabantay doorashada Golaha...

Xoghayaha arrimaha dibadda Maraykanka oo sheegay in Coronavirus uu kasoo baxay shaybaadh ku yaalla...

Madaxwaynaha Maraykanka Donald Trump, ayaa mar uu shir jaraa’id ku qabtay aqalka cad ee looga arrimiyo dalka Maraykanka, waxaa uu sheegay in uu ka...

Sicir-bararka oo Soomaaliya ku kordhaya kadib qamandida Yukrayn ee la waayay

Sicir-bararka ka jira Soomaaliya ayaa la filayaa in uu kordho 10% labada bilood ee soo socota, waxa xaqiijiyay sarkaal ka tirsan Bangiga Dhexe ee...

Qaramadda Midobay Oo Hanbalyo U Diray Gudoomiyaha Cusub Ee Gollaha Shacabka Somalia

Ergayga Gaarka Ah Ee Qaramada Midoobey Uqaabilsan Soomaaliya Ambassador Micheal Keating Ayaa Hambalyo U diray Afhayeenka Cusub Ee Golaha Shacabka Somalia, Ambassator Keating Ayaa Sidoo...

Shocaac loo adeegsaday diblomaasiyiinta Maraykanka ee Shiinaha iyo Cuba

Baadhitaano sanado socday kadib Maraykanka ayaa sheegaya in uu ogaaday in diblomaasiyiintiisa Shiinaha iyo Cuba loo adeegsaday shocaac ili ma qabatay ah si loo...

Dowladda Soomaaliya Oo Ka Hadashay Dalab Uga Yimid Urur Gobaleedka IGAD

Wasiir Ka Tirsan Dowladda Soomaaliya Ayaa Sheegay In aanay Jirin Sabab Soomaaliya Ka Hor Istaagi Karta In ay Ciidamo Ku Biiriso Howlgalka Nabad Ilaalinta...

Xerada Xalane oo awaamir cusub lagusoo rogay

AMISOM ayaa xayiraado cusub kusoo orgtay xaruntooda ugu wayn Soomaaliya ee Xalane, waxaana dhammaan la xadiday galitaanka iyo ka-bixitaanka xerada oo hoy u ah...

Soomaaliya oo laga xusayo sanad guurada 4-aad ee Qaraxii Soobe

Maanta waxay ku beegantahay sanad guuradii 4-aad ee kasoo wareegtay markii qarax awood badan lala beegsaday is-goyska mashquulka badan ee Soobe ee magaalada Muqdisho,...

Soomaalida Sweden oo Coronavirus u dhimanaysa

Soomaalida ku dhaqan waddanka Sweden ayaa ah kala badh dadka caabuqa Coronavirus u dhintay guud ahaan dalkaas, waxaana hadda madaxda Soomaalidu ay ugu baaqayaan...

Madaxwayne Farmaajo Oo Safar Ugu Baxay Dalka Sacuudiga

Madaxwaynaha Somalia Maxamed Cabdilaahi Farmaajo iyo Wafti Uu Hogaaminayo Ayaa Maanta Safar Ugu Ambabaxay Magaaladda Damaam Ee Dalka Sacuudiga Halkaaas Oo Ay Kaga Qayb...

Nin Dhakhtar Ah Oo Dabley Hubaysan Laascaanood Ku Toogteen

Dabley hubaysan oo aan haybtooda la sheegin ayaa toogasho ku diley nin kalkaaliye caafimaad ah caawa fiidkii magaalada Laascaanood xarunta gobolka Sool. Ninkan oo lagu...

Todoba israa’iilyiin ah ayaa lagu dhaawacay toogasho ka dhacday daanta galbeed.

Gaadhi ay wateen koox falastiiniyiin ah ayaa rasaas ku furay dad israa’iliyiin ah oo ku sugnaa bariga magaalada raamallah oo ku taala daanta galbeed...

Golaha Wasiirrada Soomaaliya oo ansixiyey heshiisyo Dhexmaray Dawladaha Itoobiya iyo Soomaaliya

Golaha Wasiirrada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa shirkoodii maanta ay ku yeesheen magaalada Muqdisho waxa ay ku ansixiyeen heshiisyo dhexmaray dawladaha Soomaaliya iyo Itoobiya, iyagoo...

Abiy Ahmed Oo Ka Degay Israa’Iil

Raysal wasaaraha dalka Itoobiya ayaa maanta gaadhay Israa’iil, iyadoo si diiran loogusoo dhaweeyay. Waxa qaabilay dhigiisa Israa’iil, Netenyahu, oo shir jaraa’id oo ay ada qabteen...