Ergayga Gaarka Ah Ee Qaramada Midoobey Uqaabilsan Soomaaliya Ambassador Micheal Keating Ayaa Hambalyo U diray Afhayeenka Cusub Ee Golaha Shacabka Somalia,

Ambassator Keating Ayaa Sidoo Kale Ku Amaanay Xildhibaanada Golaha Shacabka Qaabka Daah-Furnaanta Leh Ee ay U Guteen Waajibkooda.

Dhanka Kale Micheal Keating Ayaa U Mahad Celiyay Gudoomiyihii Hore Ee Barlaamanka Prof Maxamed Cismaan Jawaari KaaS Oo Soo Hogaaminayay Barlamaankii 9-Aad Iyo Kan Tobnaad Ee Xiligan Shaqeeya.

Ambasador Keating Ayaa Kula Darmaamay Dhinacyada Hirdanka Siyaasadeed Ee Soomaliya Uu Ka Dhaxeeyo In Ay Had Iyo Jeer Ilaaliyaan Saraynta Sharciga, Taana Ay Muhiim U Tahay Horu-Usocdka Umadda Soomaaliyeed,

Jawaab noo reeb

fadlan halkan ku qor faalladaada
Fadlan halkan gali magacaaga