Soomaalida ku dhaqan waddanka Sweden ayaa ah kala badh dadka caabuqa Coronavirus u dhintay guud ahaan dalkaas, waxaana hadda madaxda Soomaalidu ay ugu baaqayaan dadka in ay u hogaansamaan awaamirta kooxaha caafimaadka.

Inta la xaqiijiyay 12 qof oo Soomaali ah ayaa caabuqa u dhintay, halka dad kalana uu soo ritay.

Dadka Soomaalida ayaa lagu canaantay in aanay dheg u dhigin digniinada caafimaadka, iyagoo badi aan raacin hanaanka bad qabka ee dadka loo jideeyay.

Jawaab noo reeb

fadlan halkan ku qor faalladaada
Fadlan halkan gali magacaaga