Raysal wasaaraha dalka Itoobiya ayaa maanta gaadhay Israa’iil, iyadoo si diiran loogusoo dhaweeyay.

Waxa qaabilay dhigiisa Israa’iil, Netenyahu, oo shir jaraa’id oo ay ada qabteen ay kaga hadleen xidhiidhka u dhexeeya Itoobiya iyo Israa’iil.

Abiy Ahmed ayaa sidoo kale booqasho ku tegay madxaf-xasuuseed oo Yuhuuddu ay ku xusto dadkii lagu laayay xasuuqii Yuhuudda.

dhanaca Kale Ra’iisul Wasaaraha Isra’iil Benjamin Netanyahu ayaa Xafiiskiisa Ku Qaabilay Ra’iisal Wasaaraha Dalka Ethiopia Abiy Ahmed.

Shir Jaraa’id oo Labadda Hogaamiye si Wadda Jira Warbaahinta ugu Qabteen ayey Kaga Hadleen cilaaqaadka taariikhiga ah ee Ladda Dal, kasoo ay shegeen in uu gundhig u ahaa Booqashadda Ra’iisul Wasaare Abiy ahmed Ku Tagay Waddanka Isra’iil.

Jawaab noo reeb

fadlan halkan ku qor faalladaada
Fadlan halkan gali magacaaga