Mudaharaad Balaadhan Oo Xidhay Inta Badan Wadooyinka Magaalooyinka Ceerigaabo Iyo Burco Ayaa Wali Soconaya, Kaas Oo Ka Danbeeyey Kadib Markii Sarkaal Ciidanka Somaliland Ka Tirsanaa Uu Gaadiid Iyo Ciidan La Goostay Kaas Oo Markii Danbe Lagu Weeraray Duleedka Ceel-Afweyn.

Mudaharaadkan Ayaa Hada Istaagey Inkasta Oo Ay Weli Wadooyinka Qaar Xidhan Yihiin,

“Rabshadahan Waxaa Bilaabay Beesha Sarkaalkaasi Ka Soo Jeedo, Waxaana Ku Dhintay Halqof Halka Ay Dad Badana Ay Dhaawac Yihiin.

Dhinaca Kale Magaalada Ceel-Afweyn Ayaa Laga Jaray Isgaadhsiintii Waxaana La Sheegayaa In Dagaal Dhexmaray Ciidamo Somaliland Ah Iyo Sarkaalkaas Ka Soo Horjeestey Ilaa Hadana Lama Hayo Waxyeelada Dhabta Ah Ee Ka Jirta Halkaas,

Jawaab noo reeb

fadlan halkan ku qor faalladaada
Fadlan halkan gali magacaaga