Wasaaradda Arrimaha Dibadda Ee Boqortooyada Sacuudiga Ayaa Si Adag U Cambaareysay Qaraxii Shalay Ka Dhacay Agagaarka Wadada Maka Al Mukarama Ee Magaalada Muqdisho.

War Saxaafadeed Ka Soo Baxay Wasaaradda Arrimaha Dibadda Ee Sacuudiga Ayaa Waaxaa Tacsi Loogu Diray Dhammaan Ehelada Dadkii Ku Naf Waayay Qaraxaasi, Wuxuuna Sacuudigu Sheegay In Uu Xoojinayo Taageerada Dowladda Soomaaliya,

Waxaa Sidoo Kale Qaraxan Cambaareeyay Wasaaradda Arrimaha Dibadda Ee Imaaraadka Carabta, Waxaana Uu Imaaraadka Dadkii Dhintay Alle Uga Baryay Inuu Janadii Fardowsa Ka Waraabiyo,

Sidoo Kale Imaaraadka Carabta Ayaa Wadamada Beesha Caalamka Ka Dalbaday In La Kordhiyo Taageerada La Siinayo Soomaaliya.

Jawaab noo reeb

fadlan halkan ku qor faalladaada
Fadlan halkan gali magacaaga