Shan Qof Ayaa Ku Dhintay 10 Kalena Way Ku Dhaawacmeen Ka Dib Markii Bambo Gacmeed Lagu Weeraray Garoon Kubadda Cagta Lagu Ciyaaro Gobolka Shabeellaha Hoose.

Qaraxan Oo Ka Dhacay Magaalada Baraawe, Ayaa Waxaa Loo aaney nayaa Kooxda Fallaagada Al-Shabaab.

Madaxweynaha Soomaaliya, Maxamed Cabdullahi Maxamed Ayaa Cambaareeyay Weerarka isaga Oo Muujiyay In Al-Shabaab Ay Tahay Cadawga Kaliya Ee Soomaaliya.

Jawaab noo reeb

fadlan halkan ku qor faalladaada
Fadlan halkan gali magacaaga