Xajku Waa Kulanka ugu Wayn ee ay Dad Ku Kulmaan Adduunka Oo Dhan

Xajku Waa Kulanka ugu Wayn ee ay Dad Ku Kulmaan Adduunka Oo Dhan https://www.youtube.com/watch?v=qUi9RjaJJIk

780,000 oo Sanad Walba U Dhinta Siigada Iyo Dhaska Afrika

Wasakhawga hawada ayaa sanad walba dad gaadhaya 780,000 oo qof ku dila gudaha qaaradda Afrika, sida lagu sheegay daraasad cusub oo dhawaan la sameeyay. Hay’adda...

Sababta Mucaaridka Farmaajo u Buux Dhaafiyey Xil-Wareejinta Duqa Cusub ee Gobolka Banaadir.

Xildhibaano iyo siyaasiyiin ka aragti duwan xukuumadda hada jirta ayaa xalay buux dhaafiyay munaasabadii xil wareejinta duqa cusub ee gobalka banaadir Cumar maxamed maxamuud...

MADAXWEYNE BIIXI OO JABUUTI U DUULAY SAAKA

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland ayaa saaka ka dhoofay gegada diyyaradaha Cigaal ee magaalada Hargeisa.   Madaxweyne Biixi ayaa ku wajahan dhanka waddanka Jabuuti, halkaas oo la filayo...

Muhaajiriin Soomaali Ku Jirto Oo Lagu Xidhay Dalka Turkey .

Ilaaladda  xeebaha dalka , ayaa maalintii Jimcihii qabtay  236 muhaajiriin sharci daro ah oo isku dayey in ay galaan  Jasiiarad ku taalla dalka Giriiga...

WADDOOYINKA XIDHAN EE MUQDISHO OO LA FURAYO

Gudoomiyaha gobolka Banaadir ahnaa duqqa magaalada caasimadda ah ee Muqdisho, Cumar Filish, ayaa magaacaabay guddi cusub oo ka shaqayn doonta dib u furista waddooyinka...

‘’Nimco Yaasiin iyo Adeegiba waxay raalli ku yihiin in DNA la qaado’’

Boqor Axmed Iimaan Warsame, ayaa ka hadlay halka ay marayso hawsha hooballadda caanka ah ee Nimco Yaasiin Warsame iyo gabadh sheegtay inay walaalo yihiin...

Madaxwayne Farmaajo, oo adduunka u khudbadeeyay, iyo qodobaddii uu ka hadlay

Madaxwaynaha Jamhuuriyadda federaalka Soomaaliya, Maxamed Cabdillaahi Farmaajo, ayaa markii ugu horraysay intii uu hayay jagada madaxtinimada Soomaaliya ka hor khudbadeeyay kulanka guud ee qaramada...

Ilwad Elman ma ku guulaysan doontaa abaal-marinta Nobel Prize

Ilwad Elman oo ah gabadh asal ahaan kasoo jeeda Soomaaliya, balse haysata dhalashada waddanka Canada ayaa sanadkan kusoo baxday liiska dadka u taagan Billadda...

Wasiirka wafaafinta Jabuuti oo Muqdisho bookhday

Wasiirka warfaafinta dawladda Jabuuti ayaa saaka ka degay magaalada Muqdisho ee caasimadda dalka Soomaaliya, iyadoo halkaas si ballaadhan loogu soo dhaweeyay. Dhiggiisa dawladda Soomaaliya ayaa...

Fatahaadaha wabiga Shebeele oo sii kordhaya

Biyaha wabiga Shabeele ayaa sii fatahaya iyadoo xalay illaa maanta ay biyuhu dhamaan inta badan gaadheen qaybaha magaalada Beledweyne, waxaana jira dad badan oo...

Jabbuuti iyo Itoobiya oo dhisaya waddo casri ah, taasoo kor u qaadi doonta dhaqaalaha...

Madaxwaynaha jamhuuriyadda Jabbuuti, mudane Ismaaciil Cumar Geelle iyo wasiirka gaadiidka ee dalka Itoobiya Dagmawit Moges, ayaa si wadajir ah u dhagax dhigay jidka isku...

Fanka Iyo Suugaanta Abwaan Axmed Saleebaan Bidde | Qaybtii Koowaad

Fanka Iyo Suugaanta Abwaan Axmed Saleebaan Bidde | Qaybtii Koowaad https://www.youtube.com/watch?v=2Iang4hwzzg&t=1226s

18 muhaajiriin ah oo ku dhintay Mediterranean-ka

Dhimashada ayaa gaadhay 18 kadib markii la helay maydad kale oo ka hadhay doon todobaadkii lasoo dhaafay ku dhacday xeebaha jasiiradda Lampedusa ee waddanka...

Maraykanka oo taageero u muujiyay heshiiska Dawladda Soomaaliya iyo Ahlu-Sunna

Safaaradda Maraykanka ee Soomaaliya, ayaa qoraal ay soo saartay ku sheegtay in safiirka Maraykanka ee Soomaaliya Amb. Donald Y. Yamamoto, soo dhawaynayo heshiiska ay...

AlShabab oo deegaano badan lagala wareegay

Ciidamada dawladda federaalka Soomaaliya ayaa deegaano badan kala wareegay kooxda alShabab. Deegaanadan ayaa hoos taga gobolka Shabeelada Hoose oo kooxda alShabab ay ku xooganyihiin. Deegaanadan...

Xisbiyada mucaaridka oo Hargeysa ku arrinsaday ka hor kulanka madaxweynaha

Xisbiyada UCID iyo WADDANI ayaa maanta oo Axadda ku shiray magaalada Hargeysa ee caasimadda Somaliland, sida uu kusoo waramay wariyaha talafishanka SAAB Cali-Fahad oo...

Diyaarad hadda ku burburtay Afkaanistaan oo gubatay

Diyaarad nooca rakaabka qaada ah oo ay lahayd shirkadda diyaaradaha ee Ariana Airlines ee laga leeyahay waddanka Afkaanistaan ayaa goor dhawayd burburtay, sida ay ku...

Madaxwaynaha Turkiga oo Suuriya ugu baaqay inay ciidamadooda kala baxaan gobolka Idlib

Recep Tayyip Erdogan madaxwaynaha dalka Turkiga ayaa waxa uu ugu baaqay in dawladda Suuriya ay  ciidamadeeda kala baxdo goobaha kormeerka militari ee gobolka dhaca...

Kadib geerida boqollaal kun iyo barakaca Malaayiin kale, madaxwaynaha iyo ku-xigeenka Koonfurta Suudaan oo...

Dalka Koonfurta Suudaan, ayaa loo dhaarinayaa madaxwane-ku-xigeen cusub, kadib markii heshiis dhex maray fallaagada ka dagaallanta dalkaasi iyo xukuumadda uu hoggaamiyo madaxwayne Salva kiir. Madaxwayne-ku-xigeenka...