Maxay tahay daraasadda muhiimka ah ee Qaramada Midoobay ay soo saartay

Cimilada dunida ee is bedelaysa ayaa noqotay mid miiska hore u saaran kooxaha deegaanka, Qaramada Midoobay iyo dawlado kooban oo isku dayaya in ay...

Soomaali lagu dilay dalka Koonfur Afrika

Muwaadin Soomaali ah ayaa xalay dablay hubaysani  ay ku dishay dalka Koonfur Afrika iyadoo weli aan la helin kooxaha weerarka ka danbeeyay. AHU waxa lagu...

Deegaanka Soomaalida oo looga dareeray Doorashada Baarlamanka

Deegaanka Soomaalida ee dalka Itoobiya waxa looga dareeray Doorashada Baarlamanka iyadoo murashaxiin kala duwani ay ku tartamayaan. Magaalada Wajaale ee xadka u dhexeeya Somaliland iyo...

Afrika oo sii kululaanaysa si ka badan qaaradaha kale

Qaaradda Afrika ayaa la sheegayaa in ay sii kululaanayso sababo la xidhiidha cimilada dunida ee is bedelaysa, iyadoo kulaylkeedu uu ka badanyahay kuwa qaaradaha...

Xaalufinta kaymaha Amazon oo meel halis ah maraya

Kaymaha Amazon waxay la kulmayaan xaalufintii ugu darnayd muddo ka badan 15 sanno, sida lagu ogaaday daraasad cusub oo laga sameeyay arintan. Amazon waa kaymaha...

WHO oo war kasoo saartay omicron iyo Maraykanka oo ka hadlay

Hay’adda caafimaadka dunida ee WHO waxay ka digaysaa khatarta fayraska cusub ee Covid-19 ka mid ah ee Omicron. Madaxa guud ee WHO wuxuu sheegay in...

Baarlamanka Itoobiya oo meel mariyay wada-tashi qaran

Baarlamanka Itoobiya waxay meel mariyeen qorshe ballaadhan oo wado xukuumada raysalwasaare Abiy Axmed, qorshahaas oo lagu damacsanyahay in Itoobiya lagaga qabto wada tashi heer...

Wada hadal u socda TPLF iyo xukuumadda Abiy Axmed

Wada hadal aan toos ahayn balse loo kala dab qaadayo ayaa u socda madaxda TPLF iyo xukuumadda raysalwasaare Abiy Axmed, sidauu sheegay hogaamiyaha TPLF. Debretsion...

Lix ka mid ah ergeda doorashada Somaliland ee Baarlamanka Soomaaliya oo la dilay

Ugu yaraan lix ka mid ah ergeda dooranaysay xildhibaanada deegaanada Somaliland ee Baarlamanka Soomaaliya ayaa lagu dilay qaraxii shalay ka dhacay magaalada Muqdisho, sida...

Kuuriyada Waqooyi oo nukliyeer ugu hanjabtay Kuuriyada Koonfureed

Kim Jong Un, gabadha awoodda badan ee ay walaalaha yihiin hogaamiyaha Kuuriayda Waqooyi, ayaa ugu hajabtay dalka ay jaarka yihiin ee Koonfurta Kuuriya in...

Midawga Afrika oo ergey cusub u magacaabaya Soomaaliya

Midawga Afrika wuxuu bedelayaa ergeyga gaarka ah ee u qaabilsan dalka Soomaaliya oo xukuumadda raysalwasaare Rooble ay caydhisay. Waa maalmo kadib markii Midawga Afrika uu...

“Dagaalka Yukrayn sanado ayuu soconayaa” NATO

Gaashaan buurta NATO waxay ka digtay in dgaaalka Yukrayn uu socon doono muddo sanado ah kadib markii ay darseen xaaladda dagaalka iyo mawqifka dhinacyada. Waa...

Farmaajo oo maca salaamaynaya Villa Soomaaliya maanta

Maanta waxa magaalada Muqdisho ka dhacaysa munaasibadda caleemo saarka madaxweynaha cusub ee Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, iyadoo uu xilka wareejinayo madaxweyne Farmaajo. Munaasibadda waxa kasoo...

Somaliland oo sheegtay inay qaadayso tallaabo millatari oo ka dhan Kooxaha ku soo Duulay...

Xukuumadda Somaliland ayaa warsaxaafadeed ay caawa soo saartay waxay kaga hadashay xaaladaha amni ee magaalooyinka Laascaanood iyo Buuhoodle, iyadoo sheegtay in kooxo argagixiso ahi...

Madaxweynaha Somaliland ayaa Xil-ka-qaadis iyo Magacaabis Sameeyey?

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi waxa uu wareegtooyin Madaxweyne uu xilka ka qaadis iyo magacaabid ku sameeyey qaar ka mida Gudoomiyeyaasha iyo...

Getting a Foreign Better half

A email order woman is a female who prospect lists herself in catalogs or websites for being selected by a man with regards...

Gudoomiyaha Dekedaha Jabuuti Ayaa Ka Warbixiyay Safar Aw Ku Tagay Dalka Dibadiisa

https://www.youtube.com/watch?v=3Caw9EFKmIM

Madaxwaynaha Somaliland Iyo Waftigii Lasocday Oo Dalka Dib Ugusoo Laabatay

Weftigii Uu Hogaaminayey Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi Ayaa Galabta Dalka Dib Ugu Soo Laabtay Ka Dib Safar Ay Muddo Ku Jogeen Dalka Imaaraadka...

Imaraatka Carabta iyo Somalia Oo Ka Wada Hadlay Heshiiska Dekadda Berbera

Wasiiru Dowlaha Wasaarada Arrimaha Dibadda Somalia Abdiqaadir Ahmed Kheyre Ayaa Xafiiskiisa Ku Qaabilay Safiirka Dowladda Imaaraatka U Fadhiya Somalia, Kulankan Ayaa Lagaga Hadlaayay Arimo Ay...

70 Qof Oo Ku Dhintay Weerar Kiimiko Ah Oo Ka Dhacay Suuriya

Shaqaalaha Gurmadka Degdega Iyo Howlwadeennada Caafimaadka Ayaa Sheegaya In Ugu Yaraan 70 Qof Ay Ku Dhinteen Weerrar Looga Shakisan Yahay Inuu Kiimiko Ahaa Oo...