Maanta waxa magaalada Muqdisho ka dhacaysa munaasibadda caleemo saarka madaxweynaha cusub ee Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, iyadoo uu xilka wareejinayo madaxweyne Farmaajo.

Munaasibadda waxa kasoo qayb galaya masuuliyiin kala duwan, diblomaasiyiinta shisheeye iyo madax kale.

5 sanno kadib yuu Xasan Sheekh ku laabanayaa Villa Soomaaliya iyadoo Farmaajo uu macasalaamaynayo Villada 5 sanno kadib.

Jawaab noo reeb

fadlan halkan ku qor faalladaada
Fadlan halkan gali magacaaga