Deegaanka Soomaalida ee dalka Itoobiya waxa looga dareeray Doorashada Baarlamanka iyadoo murashaxiin kala duwani ay ku tartamayaan.

Magaalada Wajaale ee xadka u dhexeeya Somaliland iyo Itoobiya ayaa si wayn looga dareemay doorshadan,iyadoo la arkayay shacabka oo safaf dhaadheer u galaa sidii ay codkooda u dhiiban lahaayeen.

 

Dadka Soomaalida ayaa soo dooran doona ciddii ku meteli lahayd Baarlamanka Federaalka ee Itoobiya iyadoo mar hore doorashadan deegaanka laga joojiyay kadib cabashooyin badan oo soo baxay.

Jawaab noo reeb

fadlan halkan ku qor faalladaada
Fadlan halkan gali magacaaga