FILE Ñ A health care worker is given the Johnson & Johnson COVID-19 vaccine at an assembly hall on the grounds of Charlotte Maxeke Johannesburg Academic Hospital in Johannesburg, South Africa, March 5, 2021. A concerning new variant of the coronavirus, whose mutations evidence a Òbig jump in evolution,Ó is driving a spike in new COVID-19 infections in South Africa, scientists said on Thursday, Nov. 25. (Joao Silva/The New York Times)

Hay’adda caafimaadka dunida ee WHO waxay ka digaysaa khatarta fayraska cusub ee Covid-19 ka mid ah ee Omicron.

Madaxa guud ee WHO wuxuu sheegay in ay ka wlaacsanyihiin saamaynta uu noocan cusub ee fayraska ahi ku yeelan karo wadamada qaar, iyadoo eherka fiditaankiisuna uu sareeyo hadda.

Dr Tedros Adhanom Ghebreyesus wuxuu mar kale ku baaqay in la jibaaro gaadhsiinta tallaalka ee wadamada saboolka ahm taas oo ay khubaradu aaminsantahay in ay yarayn karto cabsida laga qabo in caabuqa Covid-19 uu si daran u faafo mar kale.

Dhanka kale,. Dawladda Maryakanka ayaa sheegtay in aan loo baahnayn imika xanibaado akle oo wadamadu ay soo rogaan si loo yareeyo fiditaanka ama looga hor tago Omicron.

Joe Biden madaxweynaha Maraykanka oo hadlay wuxuu dhiiri galiyay in shacabka dalkiisu ay qaataan tallaalka, isla markaana xidhaan afsaabka, hadii ay taas sameeyaanna laga maarmi karo in la xadido isu socodkooda iyo shaqada.

Jawaab noo reeb

fadlan halkan ku qor faalladaada
Fadlan halkan gali magacaaga