Wasiiru Dowlaha Wasaarada Arrimaha Dibadda Somalia Abdiqaadir Ahmed Kheyre Ayaa Xafiiskiisa Ku Qaabilay Safiirka Dowladda Imaaraatka U Fadhiya Somalia,

Kulankan Ayaa Lagaga Hadlaayay Arimo Ay Ka Mid Yihiin Heshiiska Shirkadda Dp World Ay La Gashay Somaliland Ee Dekedda Berbera.

Wasiiru Dowlaha Wasaarada Arrimaha Dibada Somallia Ayaa Sheegay in aanay Dawladda Somalia Ogolaan Doonin Heshiis Kasta Oo Lala Baalmaro Sharciga Dalka U Yaala.

Sidoo Kale Safiirka Imaaraadka Carabta U Fadhiya Somalia Ayaa isaguna sheegay In Dalkiisa Ay Si Buuxda Uga Go’an Tahay Ilaalinta iyo Xushmeynta, Madax Banaanida Somalia,

Jawaab noo reeb

fadlan halkan ku qor faalladaada
Fadlan halkan gali magacaaga