Maxaa Ka Jira In Uu Wasiir Faratoon Is Casilayo?

Wasiirka arrimaha dibadda Somaliland Md Yaasiin Xaaji Maxamuud Faratoon ayaa sheegay in aanu iscasilayn, waxaanu beeniyay warar sheegaya in uu gudbiyay warqadda iscasilaadda. Wargeyska Geeska...

Ninka ugu Taajirsan Afrika Oo Sheegay In aanu Guri Ku Lahayn Meel Ka Baxsan...

Aliko Dangote, oo ah ninka ugu hantida badan qaaradda Afrika ayaa sheegay in aanu haba yaraatee wax hoy ah ku lahayn meel ka baxsan...

Somaliland oo Shaacisay In Manhajka Waxbarashada lagu dari doono barashada waddaniyada.

Wasiirka Wasaaradda Xidhiidhka Goleyaasha Soomaaliland Maxamed Xaaji Aadan Cilmi ayaa shaaca ka qaaday in markii ugu horeysay taariikhda soomaaliland dugsiyadda dalka Manhajkooda Waxbarashadda lagu...

Tirada Dad Lagu Laayay Wadanka Maraykanka

Inta la og yahay shan qof ayaa dhimatay, 21 kalena waxa soo gaadhay dhaawacyo ka dib markii weeraro ay ka dhaceen magaalooyin ku yaala...

Xuska 80 guurada Dagaalkii Labaad ee dunida 1 Sept 1939

Waxa maanta oo ah 1 September 2019, meelo badan oo dunida ah laga xusay sanad-guuradii 80aad ee ka soo wareegta maalintu bilaabmay dagaalkii labaad...

Wasiir Ka Tirsan Xukuumadda Madaxwayne Muuse oo Maanta Su’aalo Ku Wajahaya Gollaha Guurtida.

Wasiirka wasaaradda xidhiidhka golayaasha iyo Arimaha Dastuurka Somalilabd ayaa Saaka hor yimid gudida joogta ee gollaha guurtida Somaliland. Wasiirka ayaa Ka Warbixiyey Waxyaabihii u Qabsoomay...

Wasiirka Arimaha Gudaha Hirshabeele oo Kulan la Qaatay Maamulka Magaaladda Buula Burde.

Wasiirka arimaha gudaha hirshablle xaaji maxamed cali caadle ayaa la kulmay maamulka magaalada buulo burte iyo saraakiishii amaanka magaalada. Kulanka ayaa u dhaxeyay wasiirka arimaha...

Jubaland Oo Ka Hadashay Go’aankii Dawladda Federaalka Ee Duulimaadyada

Golaha wasiirada maamulka Jubbaland ayaa xalay ku shiray magaalada Kismaayo, iyagoo sheegay in aanu wax saamayn ah ku yeelan doonin go’aankii ay dowlada federalka...

Dawladda Soomaaliya Oo Saxeexday Mashruuc Lagu Horumarinayo Muqdisho iyo Berbera

Waxaa maanta magaalada Muqdisho ee caasimadda dalka Soomaaliya ka dhacday xaflad loo qabtay saxeexa lacag 13 Milyan oo Euro ah, taasoo midowga Yurub ay...

Burco oo meherad albaabka loo laabay

Burco, Meherad cuntada Itoobiyaanka Lagu Iibiyo, Ayay Ciidamada Bilaysku Albaabada u laabeen Wararka naga soo gaadhay magaalada Burco ee xarunta gobolka Togdheer, ayaa sheegay inay...

Madaxwayne Farmaajo Oo La Kulmay Raysal-Wasaaraha dalka Japan, Maxay kawada hadleen?

Qoraal lagu daabacay bogga Facebook ee madaxtooyada Soomaaliya, oo uu Saab TV soo xiganayo ayaa lagu sheegay sidan: Tokyo, Ogoosto 31, 2019; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka...

Ujeedada Dibaxbax Ka Socda Magaaladda Kismaayo

Magaaladda Kismaayo ee xarunta Ku Meel Gaadhka ah ee Maamulka Jubbaland ayaa waxa ka socda Dibadbax balaadhan. dibadbaxan ayaa lagu soo waramayaa in uu ka...

Kadib Geerida Duqii hore ee Muqdisho, Duqa Cusub Ayaa Maanta Shaqo Bilaabay

Guddoomiyaha gobolka Banaadir oo sidoo kale ah Duqa magaalada Muqdisho Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar Filish), ayaa maanta si rasmi ah shaqada u bilaabay xafiiska...

Ra’isal Wasaaraha Mauritius Oo Eedaymo Ujeediyay Somaliland

Ra’isal wasaaraha Mauritius Mr Pravind Jugnauth ayaa dawladda Somaliland ku cambaareeyay tallaabada Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi ku sii daayay Maxaabiis Budhad Badeed ah oo...

Ciidamada reer Jabbuuti Ee Amisom Kamid Ah, Ayaa Gaadhay Dhuusamareeb

Wararka TV-ga Saab kasoo gaadhay magaalada Dhuusamareeb, ayaa sheegay inay saaka magaaladaasi gaadheen ciidamo katirsan hawl-galka nabad ilaalinta ee midowga Afrika, ciimdamada saaka gaadhay gobolka Galgaduud,...

Maskaxda La Rumaysan Yahay Inay Habaysay Weerarradii Maraykanka Lagu Qaaday Oo La Muddeeyay Maxkamadayntiisa

Dawladda Maraykanka ayaa gacanta kusoo dhigtay Khaalid Sheekh Maxamed sannadkii 2003- dii, iyadoo loo haysto inuu ahaa maskaxdii nashqadaysay weerarradii Maraykanka lagu qaaday bishii...

Dawladda Federaalka Soomaaliya, Ayaa Fasaxday Shaqaalaheedii iyo Kuwii Gaarka ahaaba.

Qoraal kasoo baxay wasaaradda shaqada iyo arrimaha bulshada xukuumadda federaalka Soomaaliya, ayaa lagu sheegay in dhammaan fasax ay yihiin shaqaalaha dawladda Soomaaliya iyo kuwa...

Ilhan Cumar Oo Ilaalo Samaysanaysa Kadib Cabsi Lasoo Daristay

Ilhan Cumar oo ah gabadh ka tirsan aqalka Koongareeska Maraykanka ayaa shaacisay in hanjabaad cunsurinimo ah loo soo diray loona sheegay in lagu dili...

Sababta Mucaaridka Farmaajo u Buux Dhaafiyey Xil-Wareejinta Duqa Cusub ee Gobolka Banaadir.

Xildhibaano iyo siyaasiyiin ka aragti duwan xukuumadda hada jirta ayaa xalay buux dhaafiyay munaasabadii xil wareejinta duqa cusub ee gobalka banaadir Cumar maxamed maxamuud...

Madaxweyne Farmaajo oo la kulmay Madaxweyne ku xigeenka Bangiga Adduunka

Madaxweynaha Soomaaliya  Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa wada hadallo kula yeeshay magaalada Yokohama ee dalka Japan madaxweyne ku-xigeenka Bankiga Adduunka ee qeybta Africa Hafez Ghanem. Wada...