Magaaladda Kismaayo ee xarunta Ku Meel Gaadhka ah ee Maamulka Jubbaland ayaa waxa ka socda Dibadbax balaadhan.

dibadbaxan ayaa lagu soo waramayaa in uu ka danbeeyo ka dib markii ay dawladda Federaalka soomaaliya amaro ay soo saartay ku sheegtay in diyaaradaha maxaliga ah iyo kuwa caalamiga ahiba inta aanay ku degin garoonka diyaaradaha Kismaayo ay ku soo horeeyaan garoonka diyaaradaha Muqdisho.

dadka dibad baxa dhiga ayaa ka cabanaya amarkaasi ay soo saartay dawladda Federaalka soomaaliya.

wixii ka soo kordha dibadbaxaasi kala soco telefishanka caalamiga ah ee saab

Jawaab noo reeb

fadlan halkan ku qor faalladaada
Fadlan halkan gali magacaaga