Golaha wasiirada maamulka Jubbaland ayaa xalay ku shiray magaalada Kismaayo, iyagoo sheegay in aanu wax saamayn ah ku yeelan doonin go’aankii ay dowlada federalka ugu soo rogtay xayiraada diyaaradaha tooska u taga magaalada Kismaayo.

Warsaxaafadeedka ay soo saareen oo dhammaystiran halkan ka akhriso.

Jawaab noo reeb

fadlan halkan ku qor faalladaada
Fadlan halkan gali magacaaga