Qoraal kasoo baxay wasaaradda shaqada iyo arrimaha bulshada xukuumadda federaalka Soomaaliya, ayaa lagu sheegay in dhammaan fasax ay yihiin shaqaalaha dawladda Soomaaliya iyo kuwa gaarka ahiba.
Qoraalka ayaa lagu sheegay in sababta loo fasaxay ay tahay, munaasabadda sannadka cusub ee Islaamka awgeed, maanta oo Sabti ah bisha Ogosna ay tahay 31 sannadka 2019.