Wasiirka Wasaaradda Xidhiidhka Goleyaasha Soomaaliland Maxamed Xaaji Aadan Cilmi ayaa shaaca ka qaaday in markii ugu horeysay taariikhda soomaaliland dugsiyadda dalka Manhajkooda Waxbarashadda lagu dari doono maado lagu baranayo Waddaniyadda.

Wasiirka oo hor tagay golaha guurtida soomaalialdn, waxa uu ka markhaati kacay in maadadani ay wax badan ka tari doonto dhismaha Bulshadda Soomaaliland, loona baahan yahay in hoosta laga soo dhiso.

Guddiga Joogtada ah ee Golaha Guurtida soomaaliland oo uu wasiirku sidaasi ka hor sheegay ayaa halkaasi ku waydiiyay su’aalo door ah, kuwaas oo uu dhamaantoodba ka wada jawaabay.

Warkan oo faahfaahsan kala soco saabtv

Jawaab noo reeb

fadlan halkan ku qor faalladaada
Fadlan halkan gali magacaaga