Xildhibaano iyo siyaasiyiin ka aragti duwan xukuumadda hada jirta ayaa xalay buux dhaafiyay munaasabadii xil wareejinta duqa cusub ee gobalka banaadir Cumar maxamed maxamuud cumar finish

kale golaha wasiirada xukuumadda ayaan ka qeyb galin.

Waxaa kaloo xusid mudan in aysan warbaahinta dowlada sida radio muqdisho iyo SN tv oo hore looga bartay tabinta tooska ah ama live aan xalay laga baahinin xil wareejinta

Warbaahinta madaxa banaan ee dalka ayaa qarkood tabinta tooska ah joogay halka tvga qaranka aan laga sii deynin.

Inta badan khudbooyinka meesha laga jeediyay ayaa u Badnaa dardaaran iyo inu duqa ku dhiirado furista wadooyinka magaalada muqdisho.

Duqa cusub ee gobalka banaadir Cumar maxamed maxamuud cumar finish ayaa hadal jeedintiisa ka bilaabay furista wadooyinka xidhan ee gobalka banaadir

Jawaab noo reeb

fadlan halkan ku qor faalladaada
Fadlan halkan gali magacaaga