Wasiirka wasaaradda xidhiidhka golayaasha iyo Arimaha Dastuurka Somalilabd ayaa Saaka hor yimid gudida joogta ee gollaha guurtida Somaliland.

Wasiirka ayaa Ka Warbixiyey Waxyaabihii u Qabsoomay Mudadii u Wasdaaradda Xidhiidhka Goloyaasha ito Arimaha Dastuurka Masuulka Ka ahaa iyo Waliba Qorsheyaasha Horyaala.

Xildhibaanadda Gollaha Huurtida Somaliland ayaa Halkaasi Su’aalo Kala duwan Ku Waydiinaya Wasiirka.

asiir

Warkan oo Faahfaahsan goordhow Kala Soco SAAB TV.

Jawaab noo reeb

fadlan halkan ku qor faalladaada
Fadlan halkan gali magacaaga