Xeerka Kufsiga oo muran ka dhex dhaliyey Somaliland

Somaliland waxa muran ka dhex abuuray xeerka kufsiga oo golaha Wakiiladu ansixiyeen, madaxweynuhuna dhaqangaliyey, taas oo keentay in qaybaha kala duwan ee bulshadda si...

Somaliland oo Dacwad ka Gudbisay Madaxwaynaha Puntland

Xukumadda Somaliland ayaa ka jawaabtay Hadal kasoo yeedhay Xukuumadda Somaliya,kaas oo ku saabsanaa Sura-galnimadda inay Madaxweyna-yaasha labadda Dhinac ay Safaro is-weydaar ah ku kala...

Mahdi Guleed”Hamiga aanu Qabno Waa In Madaxweyne Farmaajo Hargeysa ka dago”

Ra'iisul wasaare kuxigeenka Soomaaliya, Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar) wuxuu markii ugu horreeysay sheegay in dowladda Federaalka Soomaaliya ay qorsheyso kulan fool ka fool ah...

Suldaan Caan Ah Oo Lagu Dilay Gobolka Sanaag

Suldaan Xasan Cali Jibriil Oo Ka Mid Ahaa Isimada Gobolka Sanaag Ayaa Ku Dhintay Xabbad Uu Riday Askari Ka Tirsan Ciidanka Puntland Oo Joogay...

42 qof oo ku dhintay Doon ku degtay harada Victoria ee dalka Tanzania

Ugu yaraan 42 ruux ayaa ku dhintey Doon sidey boqollaal ruux oo ku degtay harada Victoria ee waqooyiga Tanzania. 400 oo ruux dad ku dhow...

Shirkii Golaha Wasiiradda Somaliland Oo Laga Soo Saaray Qodobo Lagu Dhaliilayo Dawladda Somalia

Shirkii golaha wasiiradda Somaliland ayaa laga soo saaray qodobo ku saabsan safarka uu madaxweynaha Maamulka Puntland ku yimid magaaladda Badhan iyo xeerar cusub oo...

Dowladda Soomaaliya Oo Ka Hadashay Dalab Uga Yimid Urur Gobaleedka IGAD

Wasiir Ka Tirsan Dowladda Soomaaliya Ayaa Sheegay In aanay Jirin Sabab Soomaaliya Ka Hor Istaagi Karta In ay Ciidamo Ku Biiriso Howlgalka Nabad Ilaalinta...

Malaayiin caruurta Yemen kunoola oo wajahaya macluul daran

War ay soo saartay Hay’adda Qaramada Midoobay u qaabilsan samafalka Caruurta ee Save The Children ayaa lagu sheegay in hal milyan oo ka mid...

Itoobiya iyo ONLF oo wada-hadal Nabadeed uga furmay Asmara

Dawladda Ethiopia Iyo Ururka Onlf Ayaa Talaadadii Shalay Wadahadal Uga Furmay Magaalada Asmara Ee Dalka Eritrea. Labada Dhinaca Ayaa In Muddo ah ay Wadahadallo...

Ruushka iyo Turkiga oo isku Afgartay in aaga Dagaalka Ka Caaggan Laga Hirgaliyo idlib

Madaxweynayaasha Dalalka Turkiga Iyo Ruushka Oo Kulan Ku Yeeshay Magaalada Suuji Ee Dalka Ruushka, Ayaa Si Wada Jir Ah U Sheegay in ay is...

Xildhibaano Sharci Daro Ku Tilmaamay Lacag Ay Xukuumadu Kusoo Rogtay Badalaada Taarikada

Xildhibaanada Gollaha Wakiilada Somaliland Ayaa Si Adag Uga Horyimid Lacag Ay Xukuumadu Kusoo Rogtay Bedelaada Taarkada Cusub Ee Gadiidka. Xildhibaanada Naasir Cali Shire Iyo Xildhibaan...

Qaramada Midoobay Oo Bogaadisay Heshiiska Nabadda Ee Ethiopia Iyo Eritrea

Xogahayaha Guud Ee Qaramada Midoobay António Guterres Ayaa Sheegay In Heshiiska Ay Magaalada Jeddah Ku Gaadheen Labada Dal Ethiopia Iyo Ereteria Ay Tahay Arrin...

Maraykanka Oo Shaaciyey Tirada Qaxootiga Uu Qaadanayo Sanadka 2019

Madaxweynaha Marekanka,Donald Trump ayaa hoos u dhigay tirada qaxootiga uu dalkiisu qaabilayo sannadka 2019 , wuxuu qorsheeyay tiro 30,000 qaxooti ah taas oo ka...

Dowladda Turkiga Oo Xukun Ku Ridday Muwaaddin British Ah

Maxkamad Ku Taalla Dalka Turkiga Ayaa Toddoba Sana Iyo Badh Xabsi Ah Ku Ridday, Askari Horay Uga Tirsanaa Ciidamada Difaaca Dalka Ingiriiska, Markii Lagu...

Xukkumada Madaxweyne Trump  oo cunaqabtayno dheeraada ku soo roggaya Iiraan

Xukkumada Madaxweyne Trump ayaa dalka Iiran kusoo rogaysa cunaqabatayno wajiyo kala duwan leh kaddib markii Maraykanka uu isaga baxay heshiiska nukliyeerka ee Iiran. Saraakisha Maraykanka...

Michael Keating Muxuu Ka Yidhi Khilaafka Dawlad Gobaleedyada Iyo Dawlada Dhaxe

Wakiilka gaar ah ee xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay u qaaabilsan Soomaaliya Michael Keating oo Warbixin Tisii Ugu Danbaysay ee Soomaaliya Siiyay Golaha amaanka...

Liibiya:-Garoonka diyaaradaha Tripoli oo gantaallo lagu garaacay

Garoonkii diyaaradeed ee ka shaqaynayay caasimadda dalka Liibiya ee Tripoli ayaa duulimaadyadii meel kale u weeciyay ka dib markii gantaallo lagu weeraray. Ma jiraan dhimasho...

Eritrea iyo Itoobiya oo dib isugu furay xadka labada dal

Hogaamiyeyaasha Eritrea iyo Itoobiya ayaa dib u furaya xadkii dhulka la isaga tallaabi jiray ee la xidhay labaatan sano ka hor markii ay dagaalka xun...

Halkee ayuu Salka ku Hayaa Khilaafka Dawlad Gobaleedyada iyo Dawlada Dhaxe

Hoggaamiyayaasha Dawlad Goboleedyada Oo Shan Maalmood Ku Shirsanaa Magaalada Kismaayo, Ayaa Sheegay In Xidhiidhkii ay U Jareen Dawladda Dhexe Ee Soomaaliya, Waxaana Ay Ku...

Barak Obama oo Dhaliilay Siyaasada Madaxwayne Trump

Madaxweynihii Hore Ee Maraykanka, Barak Obama, Ayaa Khudbad Uu Jeediyay aad Ugu Dhaliilay aamusnaanta Xisbiga Jahmhuuriga, Ee Ku aadan Siyaasadaha Madaxweyne Trump. Obama Ayaa Maalintii...