Maxkamad Ku Taalla Dalka Turkiga Ayaa Toddoba Sana Iyo Badh Xabsi Ah Ku Ridday, Askari Horay Uga Tirsanaa Ciidamada Difaaca Dalka Ingiriiska, Markii Lagu Eedeeyay Inuu Gacan Saar La Leeyahay Ururka YPG Oo Ay Horay Dowladda Ankara U Mabnuucday.

Joe Robinson, Ayaa La Xidhay July 2017-Kii, Markii Lagu Helay Inuu Sawirradiisa La Wadaagay Xubno Ka Tirsan Jabhaddaasi Oo Fadhiisin Ku Leh Dalka Suuriya,

Askarigan Hore Oo 25 Jir Ah Kanasoo Jeeda Magaalada Leeds, Ee Waqooyiga Dalka England Ayaa La Xidhay Xilli Uu Turkiga Ku Joogay Fasax.

Jawaab noo reeb

fadlan halkan ku qor faalladaada
Fadlan halkan gali magacaaga