Gudoomiyaha Gollaha Dhaxe Xisbiga Kulmiye oo Xubinimadii Xisbiga Laga Qaaday
Xisbiga Kulmiye Waxa uu xilkii Xubinimada ka Qaaday Gudoomiyihii Gollaha Dhexe Ee Xisbiga Kulmiye Jaamac ismaacil cige { jamac shabeel }
Madaxweyne Erdogan oo Jarmalka ka Furay Masaajidka ugu Weyn Wadamadda Yurub
Madaxweynaha Turkiga Rayyip Erdogan ayaa Maanta Magaalada Cologne Ee Dalka Jarmalka Ka Furay Mid Ka Mid Ah Masaajidada Ugu Weyn Qaaradda Yurub.
Furitaanka Masaajidkan Ayaa...
Maayarkii degmada Boorama oo is casilay iyo maayar cusub oo la doortay
Maalmihii u dambeeyey waxa khilaaf ka jiray xildhibaanada golaha deegaanka Boorama oo qaar doonayeen inay maayarka ridaan, halka qaar kalena maayarka difaacayeen, haseyeeshee waxa...
Pompeo oo dhaliilay heshiiska lagu caawinayo Iran
Xoghayaha arrimaha dibedda Mareykanka Mike Pompeo ayaa cambaareeyey qorshaha Midowga Yurub ay shirkadaha Yurub uga caawinayaan inay ganacsi la sameeyaan Iran, xilli ay wajahayaan...
Netanyahu: Iran waxay qarineysaa hub nukliyeer
Ra’iisul wasaaraha Israel Benjamin Netanyahu ayaa Iran ku eedeeyey inay haysato xarun hubka nukliyeerka lagu kaydiyo oo ku taalla magaalada Tehran.
“Iran kama aysan tanaasulin...
Canada oo muwaadinimo sharafeedka kala laabatay hoggaamiyaha Myanmar
Canada ayaa jinsiyada kala noqotay hoggaamiyaha dalka Myanmar Aung San Suu Kyi, kaddib markii Xildhibaannada labada aqal ee dalkaas ay isku raaceen in ay...
Madaxweyne Farmaajo oo Daahfuray Barnaamijka Waxbarashada Dadweynaha
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo ka qayb galay munaasabadda daahfurka barnaamijka dib u habaynta Waxbarashada Dadaweynaha ayaa sheegay in ay ka go’an tahay...
Marekanka oo ku eedeyay dalka Shiinaha faragalinta doorashada Congress-ka
Madaxweynaha Marekanka, Donald Trump ayaa ku eedeyay dalka Shiinaha inuu dadaal ku bixinayo doorashada Congresska ee dhacaysa bisha November inuu ku guul-daraysto xisbiga uu...
Raysal Wasaarihii Sweden oo Baarlamaanku Xilkii Ka Qaaday.
Rayasalawasaarihii dalka Sweden Stefan Loven ayaa saaka kulan ay yeesheen baarlamanka Sweden kaga xayuubiyeen xilkii raysalwasaaranimo ka dib markii doorashadii dhawaan ka dhacday Sweden...
Imaaraadka oo taageeray wadahadalada Qaramada Midoobay ee Yemen.
Sarkaal ka tirsan Imaaraadka Carabta ayaa sheegay in dalkiisu uu taageeri doono hindisaha Qaramada Midoobay ee ku aadan wadahadallo cusub oo loo qaado nabadda...
Cabdikariim Qalbi dhagax oo maanta Hargeysa lagu soo dhoweeyey
Magaalada Hargeysa ayaa maanta lagu soo dhoweeyey Cabdikariim Sheekh Muuse Qalbi dhagax oo ka mid ah saraakiisha sarsare ee jabhadda ONLF, waxaana soo dhoweyntiis...
Dalalkii Ku Hadhay Heshiiska Nukilyeerka Iran Oo Heshiis kale Gaadhay
Shanta Dal Ee Ku Hadhay Heshiiska Nuclera-Ka Iran Ayaa Isku Raacay Inay Sameeyaan Hab Lacagta Lagu Bixiyo Oo Gaar Ah, Kaasi Oo Shirkadaha U...
Kenya:-Dhakhtar Been Abuur ah oo Hadana Qaliino uu Sameeyay Ku Guulaystay
Dalka Kenya Waxa Dacwadi Ku Socotaa Dhakhtar Been Abuur Ah, Oo Hadana Sameeyay 8 Qalliin Oo Uu Ku Guulaystay, Dhaqtarka Ayaa Waxa Uu Ka...
Macluul soo wajahday qaxootiga Yemen ee ka soo cararay dalkooda
Ilaa 2-kun oo qaxooti ah ayaa la halgamaya sidii ay uga badbaadi lahaayeen macluusha kadib markii ay ka soo barakaceen gudaha dalka Yemen oo...
Mareykanka iyo Shiinaha oo canshuuro isugu jawaabay
Canshuur kordhin cusub oo kale oo ay isugu jawaabeen dowladaha Mareykanka iyo Shiinaha ayaa dhaqan-galay maanta oo Isniin ah.
Maamulka madaxweyne Trump ayaa badeecadaha Shiinaha...
Markab muhaajiriinta badbaadin jiray oo diiwaan galintii lagala laabtay
Markab samatobixinta ka shaqaynayay oo ka hawlgalayay badda Mediterranean-ka ayaa diiwaan galintii lagala laabtay, arrintaas oo carqaladaynaysa hawlihii samato bixinta ee uu mustaqbalka fulin...
Israa’iil Oo Falastiiniyiinta Ku Amartay In Ay Dumiyaan Guryahooda
Maamulka Israa’iil, ayaa Dadka Dega Xaafad Ka Mid Ah Magaalada Qudus Waxa Ay Ku Amreen In Ay Iyagu Dumiyaan Guryahooda, Si Halkaa Looga Dhiso...
Iiraan Oo Dalalka Carbeed Ku Eedeeysay Weerar Lagu Qaaday Ciidamadeeda
Hogaayiha Ruuxiga Ah Ee Dalka Iiran, Ayatollah Khamenei Ayaa Sheegay In Weerarkii Lagu Qaaday Meel Ay Gaado Ka Cayaar Kusoo Bandhigayeen Militariga Koonfurta Galbeed...
Faah Faahin Ku Saabsan Qaraxyo Galabta Magaalada Muqdisho Ka Dhacay.
Laba Qarax Ayaa Ka Dhacay Magaalada Muqdisho, Mid Kamid Ah Labadaas Qarax Ayaa Ka Dhacay Isgoyska Dabka Halka Kan Kale Uu Ka Dhacay Dhabarka...
Qarax goor dhawayd ka dhacay Isgoyska dabka ee magaalada Muqdisho
Qaraxan Oo ahaa mid Lagusoo xidhay gaadhi Ayaa Ka Dhacay Isgoyska Dabka Ee Magaaladda Muqdisho.
Waxaa Qaraxa Ku Dhintay Cumar Sheekh Caamir Oo La Dhashay...