Suldaan Xasan Cali Jibriil Oo Ka Mid Ahaa Isimada Gobolka Sanaag Ayaa Ku Dhintay Xabbad Uu Riday Askari Ka Tirsan Ciidanka Puntland Oo Joogay Bar Kantarool U Dhow Badhan.

Ilo Lagu Kalsoon Yahay ayaa Warbaahinta U Xaqiijiyeen Inuu Marxuumku (Allaha U Naxariistee) Oo Ka Yimid Hadaaftimo Uu Watay Baabuur Isaga Oo Xawli Ku Socdana Uu Soo Galay Kantaroolka Degmadda Badhan Oo Ah Meel Amnigiisu aad Loo Adkeeyey.

Suldaanka Waxaa Uu Ku Mashquulsanaa Martiqaad uu u Sameeyay Madaxweeynaha Puntland Iyo Wafti uu Hogaaminayey Oo Badhan Ku Sugan.

Madaxweeynaha Puntland Abdiwali Ali Gaas Iyo Suldaanka Guud Ee Gobolka Sanaag Suldaan Saciid Suldaan Cabdisalaan Ayaa Ka Tacsiyeeyay Dilka Suldaan Xasan Cali Jibriil Loo Geystay.

Jawaab noo reeb

fadlan halkan ku qor faalladaada
Fadlan halkan gali magacaaga