Cameroon: Mucaaradka Oo sheeganaya in uu Doorashadii kaga guulaystay, xisbiga talada haya

Musharaxa Xisbiga mucaaradka Dalka Cameroon ayaa sheegay in uu ku guuleystay doorashadii madaxweynenimo ee Axaddii dalka ka dhacday iyada oo aanay wali jirin natiijo...

Dalka Cameroon:tirinta codadka doorashooyinka madaxtinimo oo la bilaabay

Xarumaha codbixinta doorashoyinka madaxtinimo ee dalka Cameroon,ayaa la soo xidhay,iyadoo si rasmi ah loo bilaabay tirinta codadka doorashoyinka ay ku loolamayaan Mr, Paul Biya...

Maxkamada ciidamada Somalia oo xukun ku riday askari dhac geystay

Dable Boliis Maxamed Cabdikariin Cabdullaahi ayaa laga soo qabtay agagaarka jaamacadaha degmada Hodan xilli uu dhac u geysanayay dadka ka soo baxay salaada subax...

Indonesia: digniin xagga caafimaadka ah oo la soo saaray

Digniin xagga Caafimaadka ah ayaa ka soo baxaya dalka Indonesia,kadib Markii meydad badan laga soo saaray burburkii ay sababeen dhulgariirkii iyo Sunaamidii ku dhuftay...

Suxufi u dhashay Dalka Sacuudiga oo lagu la’yahay Turkiga

Suxufi u dhashay dalka Sacuudiga ayaan dib loo arag tan iyo markii uu gudaha u galay qunsuliyadda Sacuudiga ee magaalada Istanbul, horraantii toddobaadkan. Jamal Khashoggi,...

Labadda Qof ee Ku Guulaystay Billadda Nopel Oo 2018 oo La Shaaciyey

Guddida Bixisa Biladda Nabaddda Ee Nopel, Ayaa Sannadkan 2018 Waxa Ay U Magacowday Laba Qof, Oo U Dooda Ka Hortagga Kufsiga, Ee Xiliyada Dagaalka....

Mukhtaar Rooboow oo u taagan Qabashada Xilka Madaxwaynaha Koonfur Galbeed

Mukhtaar Rooboow Cali Abuu- Mansuur oo gaaray magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay ayaa ku dhawaaqay in uu yahay musharax u taagan xilka madaxweynaha...

Nin hubeysan oo isku dayey inuu galo guriga Fethullah Gulen

Nin hubeysan ayaa la tuhunsan yahay inuu arbacadii isku dayey inuu galo dhisme ku yaalla gobolka Pennsylvania ee Mareykanka oo uu degan yahay wadaadka...

Xoghayaha arrimaha dibedda Mareykanka Pompeo oo u safraya Korea-da Waqooyi

Xoghayaha arrimaha dibedda Mareykanka Mike Pompeo ayaa sabtida u safri doona Asia, waxaana uu maalinta axadda la kulmi doonaa hogaamiyaha Korea-da Waqooyi Kim Jong...

Warbixin: 25 Sanno Ayaa Laga Joogaa Maalintii Muqdisho Ay Kusoo Dhacday Diyaradii Balck Hawk

Waxaanu Warbixintan Ku Eegi Doonaa Dhacdooyinka Ruxanka Lahaa Ee Soo Maray Dalka Soomaaliya Lagasoo Bilaabo Colaadihii, Afduubyaddii Iyo Dadaalladda Loogu Jiray Sidii Looga Gudbi...

Siyaasi Kurdish ah oo loo doortay Madaxweynaha Ciraaq

Baarlamaanka Dalka Ciraaq ayaa cod aqlabiyad leh ku doortay , Barham Saalah inuu noqdo Madaxweynaha cusub ee Ciraaq. Madaxweynaha cusub oo jagadaasi kula taraatamayay ,...

Kalsoonidii Lagu Qabay Dowladda Soomaaliya Oo Hoos U Dhacday

Cilmi Baadhis Ay Si Wada Jir Ah U Sameeyeen Hay'adaha Farsight Africa Iyo IPSOS Ayaa Muunjinaysa In Hoos U Dhac Wayni Ku Yimid Kalsoonidii...

Wararkii Ugu Danbeeyay Ee Xaaladda Waddanka Induniisiya

Waxa Kor Kor U Kacaya Dhimashada Dadka Ku Dhintay Dhul Gariir Maalintii Jimcaha Ku Dhuftay Jasiiradda Sulawasi, Ee Dalka Induniisiya. Dhimashada Ayaa Haatan Maraysa In...

Mareykanka oo Duqeyn ku dilay Sagaal Dagaalyahan oo Al shabaab ka tirsan

War ka soo baxay Taliska ciidamada Militariga Mareykanka ee Afrika ee loo yaqaano Africom ayaa lagu sheegay in ay fuliyeen weerar cirka ah oo...

Mareykanka iyo Canada oo gaadhay heshiis ganacsi

Kaddib wada-hadallo xooggan oo daqiiqaddii ugu dambeysay la isla gaadhay ayaa Mareykanka iyo Canada waxay gaadheen heshiis ganacsi, ka hor inta aan la gaadhin...

Haweenay Siyaasadda Sweden Ku Jirto Oo Loo Sheegay In Gadhigeeda Qarax Ku Xidhanyahay

Abaaro 2:30pm ee galabta ayaa badhtamaha magaalada Gothenburg ee Sweden mar keliya gabadh siyaasiyad ahi gaadhigeedii ay wadada badhtankeeda kaga carartay iyadoo wadaduna ahayd...

Taariikh Nolaleedka Wakiilka cusub ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya

Wakiilka cusub ee Xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan arrimaha Soomaliya, Nicholas Haysom, ayaa maanta si rasmi ah ula wareegaya shaqadiisa. Haysom oo u...

Indonesia oo caalamka ka codsatay gargaar deg deg ah

Xukuumadda Indonesia ayaa wadamada horumaray ee caalamaka ka codsatay in lala soo gaadho kaalmo deg deg ah oo lagu samata bixinayo noloshada dadkii ay...

Al-Shabaab oo qabsaday deegaanka Goofgaduud

Wararka ka imaanaya gobolka Baay ayaa sheegaya in kooxda Al-Shabaab ay la wareegeen gacan ku haynta deegaanka Goofgaduud oo qiyaastii 30km dhanka Koonfur ka...

Kuuriyadda Koonfureed Oo Shuruud Ku Xidhay Burburinta Hubkeedda Nukliyeerka

Wasiirka Arrimaha Dibedda Ee Kuuriya Koonfureed, Oo Khudbad Ka Jeedinayay Shirka Guud Ee Gollaha Amaanka Ee Qaramada Midoobay, Ayaa Sheegay In aan Dalkiisu Burburinayn...