Diyaaradaha Maraykanka oo laayay xubno ka tirsan alShabab

Duqaymahan ayaa qayb ka ah duulaanka uu Maraykanku ku hayo kooxda alShabab oo dagaal kula jirta dawladda Somalia Taliska ciidanka Marekanka ee Afrika ayaa sheegay...

QAAR KAMID AH SHACABKA SOODAAN, AYAA MUUJIYEY DAREENKOODA MAXKAMADAYNTA MADAXWAYNAHOODII HORE CUMAR XASAN AL-BASHIIR

Waxay ahayd maalintii shalay ahayd, markii uu kasoo hor muuqday maxkamad kutaal magaalada Khartuum ee caasimadda dalka Soodaan, madaxwaynihii hore ee dalkaas Cumar Xasan...

SHRKAD GAWAADHIDA SAMAYSA OO OG MEESHA AAD JOOGTO.

Mid ka mid ah shirkadaha gawaadhida samaysa ayaa qiratay in gaadiidka ay soo saarto ay ku xidhanyihiin aalado meesha aad joogto sheegaya.  Shirkadda wayn Mercedes...

GADAR: ‘’DEKEDDA HOBYO WAXAANNU U DHISAYNAA SIDA UGU CASRISAN EE DEKED LOO DHISO’’

Waxaa maaanta magaalada Muqdisho gaadhay,wefti ballaadhan oo uu hoggaaminayo wasiirka arrimaha debedda ahna raysal-wasaare kuxigeenka dawladda Gadar Sheekh Maxamed Binu Cabdirraxmaan Binu Jaasim Al-Taani. Weftigan...

Wasiirka arrimaha dibadda dalka Gadar iyo wefti uu hogaaminayo oo booqasho ku tagey Muqdisho

Wasiirka arrimaha dibadda dalka Gadar (Qatar) iyo wefti uu hogaaminayo, ayaa booqasho kutagay caasimadda Soomaaliya ee Muqdisho, isagoo la kulmay raysal-wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali...

SIDEEBAA IYADOO ISKUULKA LAGA ERYAY AY MAAL-QABEEN KU NOQOTAY.

Sanado ka hor ayay iskaga baxday iskuulka balse maanta waxay samaysaa lacag ka badan $80,000 maalintii. Lifaaqan ka akhriso. Gabadhan ayaa iskuulka laga saaray markii...

Sawirro Dareen Leh oo ay Baahisay Safaaradda Turkida Ee Muqdisho

Safaaradda dawladda Turkiga ee Soomaaliya, ayaa barteeda bulshada ee Facebook ku baahisay sawirro la qaaday 8 sanno kahor, kuwaasoo ahaa booqasho uu raysal-wasaarihii hore...

Wuu Yar Yahay Wejigiisii Nabar Buu Noqday, Wuuna Ku Indho Beelay

Jouma iyo reerkoodu waxay ka ordayeen dagaalka Suuriya sannadkii 2018-kii, markii diyaaradi duqaysay gaadhi bas ah oo ay saarnaayeen, wiilka yar, ayuu dhaawac xooggani...

Madaxwaynaha iyo Kuxigeenka Puntland oo Isku Khilaafay Gudi uu Madaxwaynuhu Magacaabay

Madaxwayne Ku Xigeenka Puntland Oo Waxba Kama Jiraan Ku Tilmaamay Guddi uu Sameeyay Madaxwaynaha Puntland Dani. Madaxwayne ku xigeenka dawladda Puntland Axmed Cilmi Cismaan Karaash,...

Jabuuti Ma Kenya iyo Soomaaliya ayey Dhex-dhexadinaysaa?

Maxaa isku soo beegay booqashada madaxwayne Farmaajo ee Jabbuuti iyo safarkii ay wasiirka arrimaha dibadda Kenya ku tagtay Jabuuti? Madaxwaynaha dawladda Federaalka Soomaaliya, Maxamed Cabdillaahi Farmaajo,...

TIRADA DHIMASHADA AYAA SII KORDHAYSA WEERAR LAGU QAADAY XAFLAD AROOS DALKA AFGAANISTAAN.

Kaabuul:(SAABTV)- Ugu yaraan 63 qof ayaa geeryooday, kadib weerar is qarxin ah oo lagu qaaday xaflad aroos oo ka dhacaysay daanta galbeed ee caasimadda waddanka...

Warbixin: Afduubkii diyaaraddii ugu horraysay uguna dambaysay ee ay dawlad Soomaaliyeed yeelato.

Waxay ahayd shirkaddii ugu horraysay ee diyaaradeed taas oo uu ku xardhanaa calanka Soomaaliya ee cirka u eg, Somali Airlines, oo fikraddii lagu aasaasay ay...

Kashmir: 60,000 oo qof ayaa dhintay saddex dagaal 70-sanno Gudahood.

ugu yaraan 60, 000 oo qof ayaa dhintay 70-sanno saddex dagaal  oo u dhexeeyay laba wadan oo ku hubeysan  Nuclear, waxaana jira tacadiyo ka...

Madaxweyne Biixi iyo Wasiiro Ka Tirsan Soomaaliya oo isku arkay dalka Sacuudiga.

Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi iyo xubno ka tirsan xukuumadisa ayaa dalka Sucuudiga kula kulmay wefti wasiiro oo ka socday dawladda federa-ka Soomaaliya oo...

Amiirka Imaaraatka oo Booqday Sacuudiga Kadib guushi ay ka Gadheen Dagaalkii Koonfurta Cadan.

Amiirka Boqortooyadda Abu Dhubi ayaa Booqday Dalka Sacuudi Carabia Waxaanu ugu yeedhay Dhinacyadda Ku Dagaalamaya Magaaladda Cadan ee Dalka Yemen inay Wadda Hadal la...

Xajku Waa Kulanka ugu Wayn ee ay Dad Ku Kulmaan Adduunka Oo Dhan

Xajku Waa Kulanka ugu Wayn ee ay Dad Ku Kulmaan Adduunka Oo Dhan https://www.youtube.com/watch?v=qUi9RjaJJIk

Kenya oo Dadaal ugu jirto kursi ay ka hesho Golaha ammaanka Qaramada Midoobay

Madaxweyne Uhuru Kenyatta , ayaa  dalalka shisheeye ka wada dadaal uu doonayo in uu ku sugo sidii ay Kenya  kursi ugu heli lahayd golaha...

Cabitaanka Bunka Oo La Ogaaday In Cimriga Qofka Dheereyo.

Dadka  ayaa cabayay Bunka  illaa qarnigii 15-aad , ayaa sayniska  ayaa sharaxaad ka bixiyey faa’iidada caafimaad  ee ku jirta. Haddii aanad cabin Bunka cilmi-baadhistan  ayaa...

Kooxda la-dagaallanka burcad-badeeda ee Soomaaliya oo Canbareeyay Talabadii Somaliland.

Kooxda caalamiga ah ee la dagaalanka budhcad-baddeeda Soomaaliya , ayaa cambaareeysay sii dayna 19 maxbuus oo budhcad-badeed ahaa, kuwaasoo ana dhamaysan muddadii lagu xukumay Kooxda...

Ingiriiska oo Si Rasmi ah ugu Biiray Hawl-Galka Ka Dhanka ah Dalka Iran

Ingiriiska ayaa ku biiray hawlgalka uu maraykanku bilaabay ee lagu sugayo amniga maraakiibta ku safraysa marinka hurmuz. Oo xiisad culusi ay ka taagantahay. Tallaabda ingiriiska...