Magacyadda Magaalooyinka ugu Nolasha Qaalisan Dunida.

Magaalada singapore ee caasimadda dalka singapore ayaa noqotay magaalada ugu nolosha qaalisan guud ahaan caalamka, iyadoo ay weheliyaan magaalooyinka honkong iyo paris. Waa markii koobaad...

Muwaadin Muddo Badan isku Xilqaamay Dhisidda Wadooyinka Dalkiisa

Cadaawe Bille oo Ku Magac Dheer Cadaawe Waddani Waxaa uu Mudo Badan isu Xilqaamayey Dayactir uu Ku Sameeyo Wadooyinka Halbowlaha u ah Magaaladda Kismaayo,...

Maraykenka oo Lagu Edeeyay in uu Duqeymo Ku Dilay Dad Rayid ah

Mudadii afarta sanno ahayd ee ugu danbaysay wasaarada gaaashaandhiga ee dalka Maraykenka waxay Sheegaysay in duqaymaha ay ka fuliso Dalka Soomaaliya aanay Dad rayid...

wax kabaro biriishka loogu magac daray “biriishka quuusta”

dhibaatooyinka biniaadamnimo ee ka jira dalka finisweela ayaa sanadihii ugu danbeeyay abuuray mid ka mid ah tahriibka ugu ballaadhan caalamka. madaxweynaha dalka finisweela, nicholas maduru...

Diraasad: ilaa 11 Million oo Dad ah ayaa u Dhintay Cuno Xumo Sanadkii...

Daraasad cusub oo dhawaan la sameeyay ayaa lagu ogaaday in shantii qof ee dhinataba uu mid aka mid ahi u dhinto cuno xumaan ama...

Halkee ayuu Salka Ku Hayaa Khilaafka Xisbiyadda iyo Dib u dhaca Doorashoooyinka Somaliland?

Waxaa Wali Taagan Khilaafka u Dhaxeeya Xisbiyadda Siyaasadda Somaliland  oo Ku Kala Qayb Samay Qaabkii Loo Wajihi Lahaa Doorashooyinka Golayaasha Deegaanka iyo Wakiiladda Somaliland. Xisbiyadda...

Nin Si Mag-Dhaw Loo Siiyay 1.5-Milyan Ka Dib Markii Muddo 45 Sanno Ah Uu...

73  Jir u dhashay Dalka Maraykanka,ayaa kasoo laacay 45 Sanno oo xabsi ah,ka dib markii si khaldan Xabsiga loo dhigay sannadkii 1972-kii,iyada oo Xiligaas...

Daawo Rasmiya oo Losoo Saarayo Cudurka Kansarka

Koox saynisayahano isara’iliiyn ah ayaa sheegay in Sannad gudihii ay Rejeynayaan in ay soo saari doonaan daawadii ugu horaysay ee dhamaystiran oo lagu daawayn...

Warbixin ku Saabsan kor u qaadista Qiimaha Shilinka Somaliland

https://www.youtube.com/watch?v=YmjITrin-e0

Maxay waalidiintu caruurtooda ula jecelihiin qoryaha iyo agabka dagaalka

https://www.youtube.com/watch?v=1lk_yamw1BU

Shaashadaha Moobiladda iyo Tv-yadda oo Halis Caafimaad Ku Keeni Karta Caruurta.

Caruurta wakhtiga dheer ku qaadata eegida shaashada moobilada iyo Tv-yada ayaa la sheegayaa in ay dhaawac u gaysan karaan kobocooda maskaxeed sida lagu sheegay...

Daraasad Cusub oo Laga Sameeyey Farqiga u Dhexeeya Mushaharka Raga iyo Dumarka.

Daraasad Cusub oo La Sameeyay ayaa Lagu Sheegay in Sinnaanta Mushaharka Shaqaale-nimo ee Ragga iyo Dumarku ay aad u Kal Sareeyaan. Khidmadda Mushaharka Raga La...

Maxay Salka Ku Haysaa Mucaaridadda uu Lasoo Baxay Faysal Cali Waraabe

Gudoomiyaha Xisbiga Mucaaradka ah ee Ucid Eng Faysal Cali Waraabe oo Inta Badan Lagu yaqaanay In uu Tageero u Muujiyo Xukuumadda Hadba Ka Jirta...

Xog-Ururin Laga Sameeyay Heerka Cimilada Dunidda ee Sanadihii Tagay.

Saynisyahano ka tirsan wakaalada hawada sare ee dalka maraykanka iyo hay’adaha cimilada ayaa xog-ururin ay sameeyeen ku ogaaday in celceliska Cimilada dhulka ee sanadkii...

Isticmaalka Tamarta aduunka oo kor u Kacay 10-Kii Sanno Ee ugu Danbeeyay.

isticmaalka tamarta quudinta asaasiga ah ayaa kor u kacday boqolkiiba 2.9% sanadkii la soo dhaafay, isla markaana wuxuu gaadhsiiyey 13.8 bilyan oo tan shidaalkii...

Dawladda Maxaa Ka Hortaagan inay La Timaado Qorshe Lagu Sugayo Amniga Caasimadda?

Magaaladda Muqdisho ee Caasimadda Dalka Soomaaliya Waxay Sanadihii ugu Danbeeyay Marti galinaysay Xaalad Amni Darro oo isugu Jira Dilal Badheedh ah, Qaraxyo, Dhac Xoole...

Halkee ayuu Ku Danbeeyay Dhagax Dhigii Madaarka Diyaaradaha ee Burco

Magaaladda Burco Waa Xarunta Gobalka Togdheer Waana Caasimadda Labaad ee Somaliland, Waxay Hore u Lahayd Madaar ay diyaaraduhu Kasoo Dagaan Soona Cago Dhistaan, Kaas...

Arday 23 Sano Jir Ah Oo Malaayin Dollar Ka Shaqaysta internetka.

Sidee ayey suurtagal u tahay arday 23 sano jir ah in uu Bishiiba Shaqaysto Lacag gaadhaysa $ 50,000 si uu u iibsado Gaadhi Qiimihiisu...

Hurdadda Badan oo Keenta Dhimasho Deg Deg ah.

Khubarada Caafimaadka ayaa inta Badan Kula Taliya Dadka Waawayn in ay Helaan 6 Ilaa 8 Saacadood oo Hurdo ah Habeenkii, Balse Waxa La Sheegayaa...

Wararkii Ugu akhriska badnaa