Diraasad: ilaa 11 Million oo Dad ah ayaa u Dhintay Cuno Xumo Sanadkii...

Daraasad cusub oo dhawaan la sameeyay ayaa lagu ogaaday in shantii qof ee dhinataba uu mid aka mid ahi u dhinto cuno xumaan ama...

Warbixin: Hooyo Ku nool Hargaysa Oo Nafteeda Ku Dabarta iibinta Dhagxaanta Guryaha Lagu Dhiso.

Warbixin: Hooyo Ku nool Hargaysa Oo Nafteeda Ku Dabarta iibinta Dhagxaanta Guryaha Lagu Dhiso. https://www.youtube.com/watch?v=Ep-bt3Vc9XY

Xajku Waa Kulanka ugu Wayn ee ay Dad Ku Kulmaan Adduunka Oo Dhan

Xajku Waa Kulanka ugu Wayn ee ay Dad Ku Kulmaan Adduunka Oo Dhan https://www.youtube.com/watch?v=qUi9RjaJJIk

Inanta Bill Gates oo wiil Muslim ah mehersatay

Gabadha uu dhalay ninka labaad ee dunida ugu hantida badan ee Bill Gates ayaa guursatay wiil Muslim ah isla markaana kasoo jeeda waddanka ku...

Halkee ayuu Salka Ku Hayaa Khilaafka Xisbiyadda iyo Dib u dhaca Doorashoooyinka Somaliland?

Waxaa Wali Taagan Khilaafka u Dhaxeeya Xisbiyadda Siyaasadda Somaliland  oo Ku Kala Qayb Samay Qaabkii Loo Wajihi Lahaa Doorashooyinka Golayaasha Deegaanka iyo Wakiiladda Somaliland. Xisbiyadda...

Hargeysa Oo Waayo-Waayo Ahaan Jirtay Hoyga Fanka, ayaa Mar Kale Horseed u ah Dib...

Hargeysa Oo Waayo-Waayo Ahaan Jirtay Hoyga Fanka, ayaa Mar Kale Horseed u ah Dib u Curashadiisa. https://www.youtube.com/watch?v=fE5PuR1dyLc

Nin Si Mag-Dhaw Loo Siiyay 1.5-Milyan Ka Dib Markii Muddo 45 Sanno Ah Uu...

73  Jir u dhashay Dalka Maraykanka,ayaa kasoo laacay 45 Sanno oo xabsi ah,ka dib markii si khaldan Xabsiga loo dhigay sannadkii 1972-kii,iyada oo Xiligaas...

Waxa uu Guursaday Maydka Gabadh uu Jeclaa oo ay Guur Ku Ballameen, Maydka...

Nin  ku nool dalka Shiinaha  ayaa guursaday maydka gabadh u doonanayd oo ay guur ku ballameen , waxaana guurku uu dhacay intii uu socday...

SIDEEBAA IYADOO ISKUULKA LAGA ERYAY AY MAAL-QABEEN KU NOQOTAY.

Sanado ka hor ayay iskaga baxday iskuulka balse maanta waxay samaysaa lacag ka badan $80,000 maalintii. Lifaaqan ka akhriso. Gabadhan ayaa iskuulka laga saaray markii...

Dadka uu khalkhalka-maskaxeed hayo ayaa bunka madaw ku caba, daraasad cusub

Hadii aad bunka ku cabto madaw, waxa suurtagal ah in aad tahay qof caafimaadkiisa jecel, qof walxaha rassiinka ah jecel, qof sidii loogu talo...

Daawo Rasmiya oo Losoo Saarayo Cudurka Kansarka

Koox saynisayahano isara’iliiyn ah ayaa sheegay in Sannad gudihii ay Rejeynayaan in ay soo saari doonaan daawadii ugu horaysay ee dhamaystiran oo lagu daawayn...

Warbixin :Dhaqanada Cusub Ee Ardayada Ka Qalin jabisa Jaamacada Dalka

Warbixin :Dhaqanada Cusub Ee Ardayada Ka Qalin jabisa Jaamacada Dalka https://www.youtube.com/watch?v=AwsBw1V4Ci4&t=321s

Warbixin ku Saabsan kor u qaadista Qiimaha Shilinka Somaliland

https://www.youtube.com/watch?v=YmjITrin-e0

Somaliland: Jaamacad Xaflad Qalin Jabinta Ka hor joogsatay Siyaasiyiinta

Somaliland: Jaamacad Xaflad Qalin Jabinta Ka hor joogsatay Siyaasiyiinta https://www.youtube.com/watch?v=l0aon-HQwfU

Maxay waalidiintu caruurtooda ula jecelihiin qoryaha iyo agabka dagaalka

https://www.youtube.com/watch?v=1lk_yamw1BU

SHRKAD GAWAADHIDA SAMAYSA OO OG MEESHA AAD JOOGTO.

Mid ka mid ah shirkadaha gawaadhida samaysa ayaa qiratay in gaadiidka ay soo saarto ay ku xidhanyihiin aalado meesha aad joogto sheegaya.  Shirkadda wayn Mercedes...

Illowshiyuhu wuxuu astaan u yahay caqli-badnaan, daraasad cusub

Daraasad cusub oo ay dhawaan samaysay jaamacadda Toronto University ee waddanka Canada ayaa lagu ogaaday in ilowshiyuhu uu mararka qaar muhiim yahay, iyagoo sababeeyay. Khubarada...

Shaashadaha Moobiladda iyo Tv-yadda oo Halis Caafimaad Ku Keeni Karta Caruurta.

Caruurta wakhtiga dheer ku qaadata eegida shaashada moobilada iyo Tv-yada ayaa la sheegayaa in ay dhaawac u gaysan karaan kobocooda maskaxeed sida lagu sheegay...

Warbixin: Waxyaabaha Haweeenku Wajiga Ku Qurxiyaan Oo Ku Soo Badanaya Somaliland.

Warbixin: Waxyaabaha Haweeenku Wajiga Ku Qurxiyaan Oo Ku Soo Badanaya Somaliland. https://www.youtube.com/watch?v=59XcJCwa4_A

Daraasad Cusub oo Laga Sameeyey Farqiga u Dhexeeya Mushaharka Raga iyo Dumarka.

Daraasad Cusub oo La Sameeyay ayaa Lagu Sheegay in Sinnaanta Mushaharka Shaqaale-nimo ee Ragga iyo Dumarku ay aad u Kal Sareeyaan. Khidmadda Mushaharka Raga La...