Xisbiga Ucid Oo Maanta War Saxaafadeed Ka Soo Saarey Mawqifkiisa Shirkada imaraatka

Xisbiyada Mucaradka Dalka Ayaa Si Isku Mida Walaac Uga Muujiyay Shirkad Hadal Hayteedu Maal Mihii U Danbeeyay Ku Badnayd Somaliland Oo Laga Hirgaliyay Dalka...

Madaxweynaha Mareykanka Oo Xilkii Ka Qaaday Rex Tillerson,

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa ceydhiyay Rex Tillerson oo ahaa xoghayaha Arimaha Dibada Maraykanka wuxuuna ku bedelay agaasimaha CIA Mike Pompeo. https://www.youtube.com/watch?v=Gb6QfhbimHI Sida laga soo xigtay...

Iran waa khatarta ugu weyn adduunka

Benjamin Netanyahu, oo ah ra'iisul wasaaraha Israel, ayaa ku tilmaamay dalka Iran khatarta ugu wayn ee adduunka "isaga oo ka hadlaayay Shirkii Amaanka aduunka...

Soomaaliya iyo Qaramadda Midoobay oo Heshiis Kala Saxiiday.

Dawladda Soomaaliya iyo Qaramada Midoobay ayaa Heshiis ka Kooban Dhowr Qodob Ku Kala Saxiixday Magaaladda Muqdisho ee Caasimadda Soomaaliya. Qaramadda Midoobay waxaa Heshiiskan u Matalayey...

Madaxwayne Muuse Biixi Ayaa Kulan La Qaatay Maamulaha Guud Ee Shirkadda DP WORLD

https://www.youtube.com/watch?v=MUpY3U9o_T0&feature=youtu.be

Amiirka Dalka Qatar Oo Martiqaad Ka Helay Doland Trump

Dowladda Qadar ayaa ku dhawaaqday in Emir bin Hamad al Thani uu ka qayb gali doono kulan rasmi ah oo ka dhici doona Washington,...

Akrisho Qodobadda ay Ka Wadda Hadleen Hogaamiyeyaasha Soomaaliya iyo Itoobiya.

Weftigii uu Hogaaminyey Madaxwaynaha Dawladda Federaalka Soomaaliya ayaa gaadhay Magaaladda Adis Ababa Halkaas oo uu Kusoo Dhaweyay Ra’iisul Wasaaraha Dalkaasi Abiy Axmed. War Qoraal ah...

Xildhibaanada Aqalka Sare Somalia Ayaa Isku Raacay In Dalka Laga Mamnuuco Shirkadda Dp World

Xildhibaannada Aqalka Sare Somalia Ayaa Kulan Ay Maanta Yeesheen , Waxay Cod Aqlabiyad Ah Ku Ansixiyeen In Shirkadda Dp World Dalka Soomaaliya laga Caydhiyo. Waxaa Ogolaaday...

wararkii ugu dambeeyay Ee Xayiraaada Qatar iyo Shirka amaanka Dunida

Toddoba bilood ka hor, xayiraada hawada, badda iyo Dhulka ayaa lagu soo rogay Qatar taas oo ay kusoo rogeen waddamada dariska ah.hadaba Waa kuwan...

Trump oo Dhaleecayn Layaab leh u Jeediyey Sirdoonka Dalkiisa.

Madaxweynaha dalka maryakenaka ayaa dhaleecayn usoo jeediyay laamaha sirdoonka ee dalkiisa. Trump ayaa masuuliyiinta sirdoonka ugu baaqay in ay dib wax usoo bartaan kuna laabtaan...

Madaxwaynaha Somaliland Ayaa Xafiiskiisa Ku Qaabilay Safiirka Dalka Masar U Qaabilsan Somaliland iyo...

https://www.youtube.com/watch?v=DrsqaQFNrKA&feature=youtu.be

Xildhibaanada Maraykanka Oo Kasoo Horjeestay Dagaalka Yeman

Xildhibaano Ka Tirsan Xisbiyada Dimuqraadiga Iyo Jamhuuriga Ayaa Golaha U Gudbiyay Mooshin Xukuumadda Lagaga Dalbanayo Inay Joojiso Ka Mid Ahaanshaha Dagaalka Sucuudigu Ka Wado...

Madaxwayne Farmaajo iyo Abiy oo Caawa Safar ugu Kicitimay Dalka Kenya.

Hogaamiyeyaasha Dalalka Soomaaliya iyo Itoobiya ayaa Kusii Jeeda Magaaladda Nairobi ee Dalka Kenya Halkaas oo ay Kula Kumi Doonaan Madaxwaynaha Dalka Kenya Uhurru Kenyatta. Hogaamiyeyaasha...

Itoobiya: Xisbiga EPRDF Ayaa Aqbalay Iscasiladii Raysal Wasaaraha

Xisbiga haya talada dalka Itoobiya EPRDF ayaa aqabalay iscasiladdii raysal wasaaraha Itoobiya Hailamariam Desalegn. Xsibiga ayaa sheegay inuu xilka sii haynayo inta xilka looga...

Sacuudiga Ayaa Sheegay In Laga Yaabo In Uu Nukliyeer Samaysto

Dawladda Sacuudiga ayaa ku Dhawaaqday in ay samaysan doonto hub nukliyeer ah haddii Iiraan oo ay is hayaan ay samaysato hubka Nukliyeerka. Dhaxal sugaha boqortooyada Maxamed...

Iran ayaa ku Tilmaamtay Israel in ay tahay gardarrada ugu wayn ee gobolka

Iran ayaa ku Tilmaamtay Israel in ay tahay gardarrada ugu wayn ee gobolka   Isbadal xoogan ayaa ka dhex muuqday shir weyn oo ka dhacaya magaalada...

Maxaa Ka Jira in Xasan Sheekh Maxamuud wax ka Ogaa Heshiiiskii Dekadda Berbera?

Madaxwaynihii Hore ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo u Waramayey Telefishanka Codka Bariga Afrika ayaa Markii ugu Horaysay iska Fogeeyay Eedaha ah in uu...

Falastiniyeenta ayaa raadinaya beddelka Mareykanka ee dhexdhexaadinta nabada Gobalka

Madaxwaynaha Falastiiniyiinta ayaa la filayaa in aw u sheego Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay in uu doonayo isbahaysi cusub oo caalami ah oo dhexdhexaadin...

Wararkii Ugu akhriska badnaa