Madaxweynaha muddo xileedkiisu dhammaaday eedalka Soomaaliya ayaa amar ku siiyay jeneraalka ugu sareeya ciidamada in uu shaqada ka joojiyo taliyaha ciidamada badda ee Soomaaliya.
Farmaajo ayaa Odowaa faray in uu si waafaqsan xeerka iyo sharciga shaqada uga joojiyuo jeneraal Cabdixamiid Maxamed Dirir.
Taliyaha ciidamada badda ayaa dhawaan eedaymo dhul boob ah u jeediyay raysalwasaare Rooble, taas oo keentay in la amro in aanu dalka ka safri karin isla markaana baadhitaan lagu sameeyo taliyahan.
Dalka Jabuuti ayaa hawada sare u dirtay Dayax-gacmeedkeedii ugu horeeyay ee uu dalkaasi yeesho, kaas…
Madaxweynaha Soomaaliya Md. Xasan Sheekh Maxamuud ayaa magaalada Riyaad ee Boqortooyada Sucuudiga kaga qeyb-galay kulan…
Xukuumadda Itoobiya ayaa sheegtay in qorshaha ay dawlad ahaan ku doonayaan inay heleen meel ay…
Ajandaha kal-fadhiga 83aad ee Golaha Guurtida Somaliland oo ka kooban 12 qodob, ayaa waxa ku…
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Md. Muuse Biixi Cabdi, ayaa ka qayb-galay munaasibad ballaadhan oo loogu dabbaaldegayo…
Dawladda Somaliland ayaa subaxnimadii hore ee maanta xukun dil ah ku fulisay shan nin oo…