Madaxweynaha muddo xileedkiisu dhammaaday eedalka Soomaaliya ayaa amar ku siiyay jeneraalka ugu sareeya ciidamada in uu shaqada ka joojiyo taliyaha ciidamada badda ee Soomaaliya.

Farmaajo ayaa Odowaa faray in uu si waafaqsan xeerka iyo sharciga shaqada uga joojiyuo jeneraal Cabdixamiid Maxamed Dirir.

Taliyaha ciidamada badda ayaa dhawaan eedaymo dhul boob ah u jeediyay raysalwasaare Rooble, taas oo keentay in la amro in aanu dalka ka safri karin isla markaana baadhitaan lagu sameeyo taliyahan.

Jawaab noo reeb

fadlan halkan ku qor faalladaada
Fadlan halkan gali magacaaga