Madaxweynaha dawladda federaalka Soomaaliya ayaa la gudoonsiiyay abaal-marin caalami ah oo la xidhiidha dhanka hogaanka.
Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ku sugan magaalada NewYork ee dalka Maraykanka halkaas oo uu kaga qayb galayo shirka golaha loo dhanyahay ee Qaramada Midoobay.
Abaal-marintan oo lagu magacaabo Concordia Annual Leadership Award ayaa sanad walba la bixiyaa. Waxaana madaxweyne Farmaajo ku wehelinayay sanadkan madaxweynayaasha wadamada Itoobiya iyo Eretariya oo iyagana lagu ammaanay dedaalada ay ka sameeyeen gobolka ee dhanka nabadda.
Dalka Jabuuti ayaa hawada sare u dirtay Dayax-gacmeedkeedii ugu horeeyay ee uu dalkaasi yeesho, kaas…
Madaxweynaha Soomaaliya Md. Xasan Sheekh Maxamuud ayaa magaalada Riyaad ee Boqortooyada Sucuudiga kaga qeyb-galay kulan…
Xukuumadda Itoobiya ayaa sheegtay in qorshaha ay dawlad ahaan ku doonayaan inay heleen meel ay…
Ajandaha kal-fadhiga 83aad ee Golaha Guurtida Somaliland oo ka kooban 12 qodob, ayaa waxa ku…
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Md. Muuse Biixi Cabdi, ayaa ka qayb-galay munaasibad ballaadhan oo loogu dabbaaldegayo…
Dawladda Somaliland ayaa subaxnimadii hore ee maanta xukun dil ah ku fulisay shan nin oo…