Dawladda Federaalka Soomaaliya ayaa Digniin Horleh Kasoo Saartay fatahaaddo iyo daadad mar kale ku dhufta qeybo ka mid ah dalka Soomaaliya.
War-Saxafadeedkan oo ay soo Saartay Wasaaradda Maareynta Masiibooyinka dowladda Soomaaliya ayaa lagu sheegay in roobab lixaad leh la filayo in maanta iyo maalmaha xiga ay ka da’aan meelo ka mid ah Soomaaliya.
Dalka Jabuuti ayaa hawada sare u dirtay Dayax-gacmeedkeedii ugu horeeyay ee uu dalkaasi yeesho, kaas…
Madaxweynaha Soomaaliya Md. Xasan Sheekh Maxamuud ayaa magaalada Riyaad ee Boqortooyada Sucuudiga kaga qeyb-galay kulan…
Xukuumadda Itoobiya ayaa sheegtay in qorshaha ay dawlad ahaan ku doonayaan inay heleen meel ay…
Ajandaha kal-fadhiga 83aad ee Golaha Guurtida Somaliland oo ka kooban 12 qodob, ayaa waxa ku…
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Md. Muuse Biixi Cabdi, ayaa ka qayb-galay munaasibad ballaadhan oo loogu dabbaaldegayo…
Dawladda Somaliland ayaa subaxnimadii hore ee maanta xukun dil ah ku fulisay shan nin oo…