Dadka jasiirada Bougainville ee waddanka Papua New Guinea ayaa u codeeyay in ay ka go’aan waddanka intiisa kale, sida laga arkay natiijada afti dhawaan laga qabtay jasiiradan oo ku taala koonfurta badweynta Baasifika.
Bougainville waxay noqonaysaa waddanka ugu da’da yar caalamka, iyadoo kaalintan ka riixi doonto dalka Koonfurta Sudan oo sanadkii 2011-kii ka go’ay waddanka Sudan.
Dadka jasiirada ayaa muddo dheer ku taamayay sidii ay u heli lahaayeen dal madax banaan, balse ugu danbayn way ku guulaysteen in ay ka go’aan Papua New Guinea.
Tiro lagu qiyaasay 98% dadkii codak dhiibtay ayaa taageeray in ay noqdaan dal xor ah, waxaana la filayaa in ay si rasmi ah uga mid noqdaan wadamada caalamka ee la aqoonsanyahay.
Dalka Jabuuti ayaa hawada sare u dirtay Dayax-gacmeedkeedii ugu horeeyay ee uu dalkaasi yeesho, kaas…
Madaxweynaha Soomaaliya Md. Xasan Sheekh Maxamuud ayaa magaalada Riyaad ee Boqortooyada Sucuudiga kaga qeyb-galay kulan…
Xukuumadda Itoobiya ayaa sheegtay in qorshaha ay dawlad ahaan ku doonayaan inay heleen meel ay…
Ajandaha kal-fadhiga 83aad ee Golaha Guurtida Somaliland oo ka kooban 12 qodob, ayaa waxa ku…
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Md. Muuse Biixi Cabdi, ayaa ka qayb-galay munaasibad ballaadhan oo loogu dabbaaldegayo…
Dawladda Somaliland ayaa subaxnimadii hore ee maanta xukun dil ah ku fulisay shan nin oo…