Booliska Afrika ayaa Musuq Maasuqa ugu Badan Qaarada Lagu Eedeeyay.

Maalinta caalamiga ah ee musuq maasuqa ayaa  hay’adda caalamiga ah ee Transparency International  sheegtay in kala badh dadkii xog ururinta lagu waresytay 35-wadan oo...

Xildhibaan Ilhaan Cumar iyo Weriye Mareykan ah oo Hadalo Adag is Dhaafsaday

Ilhaan Cumar oo ah mudane ka tirsan xisbiga Dimuqraadiga oo laga soo doorto gobolka Minnesota , ayaa waxa isku dhaceen weriye ka tirsan TElefiishanka...

Khasaaraha Banaanbaxyo Ka Dhacay Burco iyo Ceerigaabo.

Mudaharaadyo rabshadao wata ayaa maanta ka dhacay magaalooyinka Ceerigaabo iyo Burco, waxaana ay isku hor imaadyo dhex mareen dad mudaharaadayay iyo ciidamada dawladda. Magaalada Ceerigaabo,...

Ethiopia oo Caasimadeeda Ka Mamnuucday Dhug-Dhugleyda

In mootooyinka laga mamnuuco Addisa Ababa ayaa looga dan leeyay si loo xakameeyo dambiyada dhaca. Duqa caasimada, ayaa sheegay in dambiilayaasha saaran Dhug -dhugleyadu ay...

Abiy Ahmed Ma Ku Guulaysan Donaa dhex-dhexaadinta Kenya iyo Soomaaliya?

Warbaahinta KENYA,ayaa ku waramaysa inay jirto dhex-dhexaadin ay dawladda Ethopia ka dhex-bilawday dalalka KENYA iyo SOMALIYA murranka la xidhiidha Xuduud-badeedka labadda Dal. Wargeysyadda The Nation...

Turkiga oo Digniintii ugu Cuslayd Hawada u Mariyey Maraykenka.

Ankara, (SAABTV) - Turkiga ayaa maanta uga digey Mareykanka in uu qaado ‘tallaabooyin qaldan’ kadib markii wasaaradda arrimaha dibadda ee Mareykanka ay sheegtay in ay cawaaqib...

Diyaarad ay Farsameyeen Dhalinyaro Reer Koonfur Africa ah oo Ka Degtay Qaahira.

Diyaaraddan oo ay sameeyeen koox dhaliyaro koonfur-afrikaan ah ayaa si nabdoon u caga dhigatay magaalada qaahira ee dalka masar, kadib socdaal ay kagasoo kicitintay...

Wali Yaxaas Albaabka Guriga Ma Kugusoo Garaacay?

Maxaad samayn lahayd haddii albaabka lagugu soo garaaco oo aad Yaxaas ugu timaado? laga yaabaa in aad u malaynayso in aanad rumaysan karin . Laakiin...

FALANQAYN: Soo Laabashadii Madaxwayne Biixi iyo Khudbadii uu Jeediyey.

FALANQAYN: Soo Laabashadii Madaxwayne Biixi iyo Khudbadii uu Jeediyey. https://www.youtube.com/watch?v=xgszxcSbSFw

Magangalyo Doon Diyaarad Ka Soo Raacay Ethiopia oo Laga Helay Garoonka Diyaaradaha Stockholm

Qof qaxoonti magangalyo doon ah oo diyaarad ka soo raacay dalka ETHIOPIA , ayaa laga helay garoonka diyaaradaha caasimada Sweden ee Stockholm , waxa...

Doon Soo Badbaadisay Muhaajiriin Tiro Badan oo ku Xidhatay Xeebaha Dalka Talyaaniga

Doon soo badbaadisay 41 muhaajiriin ah yaa ku xidhatay jasiiradda lampedusa ee dalka talyanaiga. Iyadoo iska insha tirtay xaniibaada uu soo rogay wasiirka arimaha...

FALAQAYN: Xiisadda Ka Dhalatay Safarka Madaxwayne Muuse Biixi Ee Guinea

FALAQAYN: Xiisadda Diblomaasiyadeed ee Ka Dhalatay Safarka Madaxwayne Muuse Biixi Cabdi ku Tagay Waddanka Guinea. https://www.youtube.com/watch?v=j96kmiWaIfo&feature=youtu.be

Dalka Cuba oo Xaqiijiyay in ay Nool Yihiin Laba Dhakhtar oo Laga Afduubay Xadka...

Laba dhakhtar oo uu dhashay dalka  Cuba oo lagu afduubay xuduuda ay  dhibaatadu ka jirto ee Kenya la leeday Soomaaliya , bishii April ee...

Dawladda Soomaaliya oo xidhiidhka u jartay dalka Guinea

Dawladda Federeaalka Soomaalia ayaa Xidhiidhkii Diblomaasiyadeed u Jartay Dalka Ku yaala Galbeedka Qaaradda Africa ee Guinea, iyadoo Soomaaliya Waddankaasi ku eedaysay in ay ku...

Hay’adda Amnesty oo Markale Walaac Ka Muujisay Nidaamka Xuquuqda aadanaha Somaliland.

Haay’adda xuquuqda aadamaha ee Amnesty International,ayaa war-bixinta ay soo saartay waxay ku sheegtay in saddexdii Bilood ee u danbeeyay Somaliland gudaheeda si weyn loo...

Waqooyiga Kuuriya oo Maraykanka ku eedaysay in uu sii wado cadaawadda ka dhanka ah.

Dawladda waqooyiga kuuriya ayaa maraykanka ku eedaysay in uu sii wado talaabooyinka qalafsan ee ka dhank ah xili labada waddan ay ku heshiiyeen in...

Australia oo Taageerada Caafimaad Kala Laabanaysa Muhaajiriinta Sharci-Darradda u Jooga Dalkaas

Dawladda australia ayaa baarlamanka dalkeeda horgaynaysa hindise-sharciyeed ay ku rabto in ay laasho nidaamka caafimaad ee taageeera dadka muhaajiriinta ah ee ku sugan xeryaha...

Faahfaahin Ka Soo Baxaysa Tirada Muhaajiriin Lagu Laayey Wadanka Libya.

Ugu yaraan 40 muhaajiriin oo kasoo jeeda qaar ka mida dalalka Africa ayaa ku dhintay, dhawaad 80 kalana way ku dhaawacmeen madaafiic xalay lagu...

ilaa 27 Qof oo Ku Dhintay Roobab Waawayn Oo Ka Da’ayay Dalka India

Ilaa 27 qof ayaa ku nafwaayay roobab waawayn oo maalmihii lasoo dhaafay ka da’ayay qaybo ka mid ah galbeedka waddanka Hindia. Roobabka ayaa xidhay wadooyinka,...

Khubarada caafimaadka oo Sheegtay in cabitaanka sigaarku uu qofka u horseedi karo indho-beel

Cabitaanka sigaarka ayaa la ogaaday in uu wax yeelo soo Gaadhsiiyo caafimaadka indhaha. Xog-ururin laga sameeyay dalka ingiriiska ayaa lagu ogaaday in malaayiin ka mid...